And then people start crying about shirki direed. Wallahi ogadeen wax aan xabad ahayn nagama dhexeeyo
Ma Sacad Muuse ayaa Xabad rag ugu goodin
Waagay qolodaya ree Cali banaanka ay keeneen dabacsanaantiina ,mxuu yidhi Abwaankii Habar xabashi
"Irbad dhuub ma galisaan afkuna weydun dheeryahaye "
Ragii aduunyada tusay in sacsac muuse naago yihiin ,dabacsan oo raganimo iyo dadnimo loogaba fadhin ayd dagaal ugu goodinaysaa
Adigoo adoon ah oo meel aad xor ku tahay aaney jirin inaad Sacad Muuse ama beelaha kale ee Duriyadda Reer Sheikh Isxaaq afka ku taagtid waaba khalad.
Waa ta labaade mawduuca ha iga nijaaseyn yaa Dofaar.
Meesha waxaa laga hadlayaa xaalada Nusdariiq iyo dhibaatada lagu hayo Beesha Gaadsan.
Xildiid gaalow ,Duriyada bucayr meel xor kuma aha oo waa itopiyan ,meesheey xorta Ku ahaayena waalagu kari la'yahay .Anaguna , Xoriyada Somalia aad Ku faanto waan ku la haysanaa oo Ogadenka qaybo badan ayaa Somalia daga.Mida itopiyana sidaa ogsoonstahay Duriyada Bucayr qaybo dhan ayaa nala gala .
Mowduuca Gaadsan haduu quseeyay iyo cabashadooda maxay naagta Sacad muusee ladhoho Saalax Baashe halkan Ogaden usoo galinaysaa ,walibana iyadoo dagaal ku goodin ?
Teeda kale,miyaad ogtahay in jifada aan ka dhashay ee ree Cali bahdili jireen qoloda jilicsan ee sacad
M C Beenaleey(af-hayeenkii Baha Axmad ,Ree Cali) oo geelii Luqma dheere si fudud ooga soo catoobsaday Sacsac Muuse
√.Dhudhun iyo laxaad iyo haddaan dhalasho loo sheegan
√.Kii dhaqay dhafoorkiyo haddaan dhaadka laga toogan
√.Dhowdii ugaaskiyo haddaan xoogu nala dheelmin
√.Marnaba dheeha kama oon baxdeen dhuuxii Sululeede
√.Dhibaad iima siin oo tolnimo ugama dhowreyne
√.Dhoolaal miyuu reer Hawade igu dhaqaaleeyay
√.Inyaroo horweyn lama dhuftee kuman masoo dhaafshay
√.Dhunkaal bay ka tahay caano geel oy dhadhamiyaane
√.Dhaxalkeeda nimankii lahaa dhabarku naafowye
Ina Nuur Fadal oo Habar Xabashi ah ayaa aad ooga xumaaday kumaankii geela ee sacad Muuse sida fudud lagu dhaafshay iyo waliba gabayadii ina Cali Beenaleey ee lib-ku-faanka ahaa....Ina Fadal muxuu ku canaantay sacad Muuse .
Idinkaa markii laydin dhacay, soo dhanbuuqsadaye
Abidkiinba dhoomaha Isaaq, dheg uma noolayne
Dhankaad naga xigtaan yey wadnaha, dhooli mood tahaye
Dhalool yahay xaggiinaa warxumi, nooga soo dhacaye
Hadduun baydin dhaar xoog leh, iyo dhiirri barateene
Irbad dhuub ma galisaan afkuna, waydin dheer yahaye