Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Caaare his men surrenderd he will stay in the bush until June

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28887
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Caaare his men surrenderd he will stay in the bush until June

Postby Khalid Ali » Sat Mar 16, 2019 5:08 pm

His last attempt was anu hargeysa ku geyney maxaad doonaysa the gadhweyn elders and military of sanaag had a good decent talk with him the past 48 hours. The Somaliland govt gave mamuulka buqland a last ultimatum One bad move from qardho and we will capture qardho it self. Mashruuca caare wu so xiidhmay no more daarood u niikis iyo ginger beer oo lugu cabo qardho iyo naag boowe leh oo lala ciyaaro deni ba yaaban.oo tiisi cusleysey.

User avatar
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10478
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Caaare his men surrenderd he will stay in the bush until June

Postby theyuusuf143 » Sat Mar 16, 2019 5:38 pm

Waar haba joogee inoo daaya waa intaso aynu habkale uga , faa,idaysana mashruuca majeerten inoo furee. Ka waran hadaynu ciidamo farabadan oo ciidanka qaranka ka tirsan , oo garxajis ah ku daabulno qardho, cidi ka shakin mayso xerada caare hayskaga qayilaan , xogtana hasoo gudbiyan , hadii loo baahdana hawl gallo military bay toos u fulinayan , hawl galada caare u dirana way curyaamin ama ka cago jiidi . Khasab waa inaynu rag meesha u dirsana khibrad military leh oo mashruuca dhanba jihada ka duwa.

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28887
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Caaare his men surrenderd he will stay in the bush until June

Postby Khalid Ali » Sat Mar 16, 2019 5:56 pm

That seems like a good plan but I don't think caare has more than 400 men judging from the YouTube videos. Ka dhex toosid. But it's possible if we can turn some of his men and pay them more to our bidding in qardho. If we can do it on wasakhgali and jamacsiyaad why not a few barkad sacadyoonis subclans. I will even add another 200 reer samatar militia from itoobiya. Qaar u Ina shaqalle beri siiifcan utabbaray in the 90s their biggest colonel died a few weeks ago in a caraccident in Ethiopia. Komandoowsti reer daahirna weynu raacin

User avatar
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10478
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Caaare his men surrenderd he will stay in the bush until June

Postby theyuusuf143 » Sat Mar 16, 2019 6:24 pm

Why we should send samatars or daahir. while we can send real garxajis straight from the army units , to mess the whole place. We don't need many , we just need a few with superior military leadership qualities, to lead the sheep . I am definitely sure our army is already doing the same thing, and they have mules in the camp.

User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2419
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Caaare his men surrenderd he will stay in the bush until June

Postby Timiro1999 » Sun Mar 17, 2019 2:49 am

Waar ninkan Caare waa rageedii jeegaantii sawkan jiif iyo joogba u diidey.
Kolba qoraal yar oo caato ah ayay isku maaweeliyan
Fari kama qodna faanoole weli laysma gaadhin ciyaari waa gelin dambe.
Mujaahid Caare ALLOW dhawr

User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2419
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Caaare his men surrenderd he will stay in the bush until June

Postby Timiro1999 » Sun Mar 17, 2019 2:51 am

Why we should send samatars or daahir. while we can send real garxajis straight from the army units , to mess the whole place. We don't need many , we just need a few with superior military leadership qualities, to lead the sheep . I am definitely sure our army is already doing the same thing, and they have mules in the camp.
Ninba waa ninkiisa sheekoy ku nacay, GX ayaa kuu dagaalamaya sidi qabax qadiija warsame

User avatar
ReturnOfMariixmaan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1201
Joined: Tue Apr 14, 2015 8:14 pm

Re: Caaare his men surrenderd he will stay in the bush until June

Postby ReturnOfMariixmaan » Sun Mar 17, 2019 2:55 am

Waar ninkan Caare waa rageedii jeegaantii sawkan jiif iyo joogba u diidey.
Kolba qoraal yar oo caato ah ayay isku maaweeliyan
Fari kama qodna faanoole weli laysma gaadhin ciyaari waa gelin dambe.
Mujaahid Caare ALLOW dhawr
Habar Yoonis waa madaxda Isaaq iyo Somaliland timiroow. Jeegaanta lafihaa ka jeebeey. Midnimo qaranka Soomaliyeed waa Beesha Garxaais.

User avatar
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10478
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Caaare his men surrenderd he will stay in the bush until June

Postby theyuusuf143 » Sun Mar 17, 2019 7:53 am

Why we should send samatars or daahir. while we can send real garxajis straight from the army units , to mess the whole place. We don't need many , we just need a few with superior military leadership qualities, to lead the sheep . I am definitely sure our army is already doing the same thing, and they have mules in the camp.
Ninba waa ninkiisa sheekoy ku nacay, GX ayaa kuu dagaalamaya sidi qabax qadiija warsame
At end of the day , isaxaaq uunbad tahay , GX iyo waxani isaaq kama duwana, sidad isaaq uga baxday uunbay qaarna garxajis ka kaaga baxi , laftaydaaba HJ ka baxay. Dawladdan Laakiin dusha waxa ka sudhan calan. Aan degeyn, aan degayn. Aan degayn , calan aan degayn. Qolo Yar baad tihiin oo magaaladooda iskaga ladan , dadkan sanaag ka yimi yey ku waalin , way ku qaxin uune waxba iska celin maayaan , hadaad jabto iyo hadaad guulaysataba dhulku guuri maayo sacad muusena dhamaan maayo. Hargeisa na laba mayor yeelan mayso oo cidi taar kuma kala dhex xidhayso. Yaan lagaa waalin huuno .

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28887
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Caaare his men surrenderd he will stay in the bush until June

Postby Khalid Ali » Sun Mar 17, 2019 8:15 am

Waxa habaryoonis daarood la xadleh wa sacadyoonis gadhweyn iyo xirsi cismaanka hawd. Isxaaqu xalwaday cuneen. Badankoodu wa Magan.. habaryoonis marka lugu leeyahay isxaaq iyo ciidagalle toona kuma jiran. Habaryoonis wa burco iyo ceerigaabo iyo gaashaamo oodweyne tiiradoodo.

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28887
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Caaare his men surrenderd he will stay in the bush until June

Postby Khalid Ali » Sun Mar 17, 2019 8:18 am

Waar ninkan Caare waa rageedii jeegaantii sawkan jiif iyo joogba u diidey.
Kolba qoraal yar oo caato ah ayay isku maaweyteliyan
Fari kama qodna faanoole weli laysma gaadhin ciyaari waa gelin dambe.
Mujaahid Caare ALLOW dhawr
Habar Yoonis waa madaxda Isaaq iyo Somaliland timiroow. Jeegaanta lafihaa ka jeebeey. Midnimo qaranka Soomaliyeed waa Beesha Garxaais.

No garxajiis support darood and hawiye and walanweyn stop lying to your self. The majority of garxajis look down on boon iyo mandheerteeen..

User avatar
AwRastaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7288
Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am

Re: Caaare his men surrenderd he will stay in the bush until June

Postby AwRastaale » Sun Mar 17, 2019 8:35 am

As per usual I see nothing new but the usual Habar Uunsi depressed boy who hosts Anderson Cooper and the fatherless alcoholic argue with a girl and try to steal her bra and pads.

Two homos who can't satisfy their naago.
Last edited by AwRastaale on Sun Mar 17, 2019 8:40 am, edited 1 time in total.

User avatar
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10478
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Caaare his men surrenderd he will stay in the bush until June

Postby theyuusuf143 » Sun Mar 17, 2019 8:39 am

:stylin:
Waxa habaryoonis daarood la xadleh wa sacadyoonis gadhweyn iyo xirsi cismaanka hawd. Isxaaqu xalwaday cuneen. Badankoodu wa Magan.. habaryoonis marka lugu leeyahay isxaaq iyo ciidagalle toona kuma jiran. Habaryoonis wa burco iyo ceerigaabo iyo gaashaamo oodweyne tiiradoodo.
Aduunyada hargeisa bay ku leeyihin, irsaaqadana inta badan waxay ka helaan dadka magaalada Soo gelaya Nafar kasta oo Habar jeclo magaalada Soo gala isaxaaq baa u fududeeyey , anigoon weligay hargeisa arag oo lacagna sita , isaxaaq uunba I wadwaday , sacad muusuhu waa cunsuriyin Soo galootiga ma jecla , weligay sacad muuse maalin baan la qayilay , sheeko xumadooda murqaankaa iga jabay . Badaw baan ahay yaguna waa ciyaalka xaafada. Laakiin markad magaalada la qabsato sacad muusaha la raacaa . Ciidagalahaan fahmaa anigu , Laakiin waad dib dhacaysa hadaad ciidagale uun la fadhiisato, niman ilbaxnimo u diyaara maaha , ilmaha yar ee calaamadaha ku dhashay , inuu daroor adhi la joogaad mooda. Kkkkkk

Badlay
Posts: 85
Joined: Tue Mar 12, 2019 12:23 pm

Re: Caaare his men surrenderd he will stay in the bush until June

Postby Badlay » Sun Mar 17, 2019 8:49 am

As per usual I see nothing new but the usual Habar Uunsi depressed boy who hosts Anderson Cooper and the fatherless alcoholic argue with a girl and try to steal her bra and pads.

Two homos who can't satisfy their naago.
Says the effeminate dude from New Hargeisa.Stop the calacaal and pick up your weapon :lol:

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28887
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Caaare his men surrenderd he will stay in the bush until June

Postby Khalid Ali » Sun Mar 17, 2019 9:41 am

Sacad muse true wax ka mafrish Xun oo ka sheeko xun they are so boring waliba dadyowgan cusub hargeisadi hore is oke ninkad teqeney. Qollada ciidagalle waa sheeko fiicanyihin sacad musaha .. laakin ciidagalle wa sheeko uun wuxoodo. Qollada reer caynaashe isug kaybaxda saldanada iyo wax sheegta hilarious folks

User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 16514
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Caaare his men surrenderd he will stay in the bush until June

Postby X.Playa » Sun Mar 17, 2019 9:46 am

His last 60 warsangali toy military defected to Budhlayn and vowed to chase Xaare's potbelly out of their region.

The pig bellied idiot placed himself in a clan predictment alienating his own by sponsoring Anti Somaliland faqashisim rehtroics and disowning his Isaaqnimo. He thought by doing the later he will endear himself with the faqash, but it back fired. Puntland has censored all his movements, he is not allowed to roam freely holding bush press conference and saber rattle.

His done finished, he has two choices, either sit idol and rot in exile in Budhlayn and fade out. Or renter SL and face the SL army. He is toast, hope his groupies open a # fundme account and take the grease ball to sultan Wabar's basement apartment.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: Baboon and 4 guests