[quote=X.Playa
Xaarweyne dhe daahi habartu qabo soo iibsatay ayuu ka soo hoos hanjabaya, soo daaya dhe iga wala garxajisnimadu sheegayo maryo dhiig leh baa lagu kala furanayaa oo xalaal iyo xaaraan loo kala qaybsanayaa, mudo fara badan bay injirtu nagu dhex noolayd
Waar ninkani wuxu joogaa qardho. 20 sano ayuu ciidamada somaliland ka tirsanaa wuxu ka baxayna markii caare ka baxay.reerkiisii iyo shaqadiisii wuu ka tegey.markuu arkay awoodii dawlada oo si khaldan loo adeegsanayo oo ciilqabeyaal ku aargoosanayaan ayuu goaankaa adag qaatay.markii hore wuxu odhan jiray somaliland lawada leeyahay baan rabaa laakiin markii taa la diiday ayuu calanka somalia lasoo baxay oo yidhi dawladi ma jirtee reer waliba deegaanadiisa ha maamusho.
[/quote]
Arinku sowkii ahaa Somaliland jeegaan uunbaan kaxoraynaynaa, goormaad ajandihii ubadasheen inaad calanka Bluega ah lasoobaxdaan. marka horeba Somalia ayaad rabteene marmarsiyo uunbay ahayd jeegaantan iyo waxaasi. Warkiinu hacadaado Kaliilow,