Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Wadani is a failure

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10966
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Wadani is a failure

Postby theyuusuf143 » Wed May 15, 2019 8:13 pm

And who will pervent Garxajis from ruling somaliland your habar awal ?? adeer caruur baad tahaye buskudka Hargaysa yaan lagaa qixin .
Libintaada waan ku seen habar jeclo burco waad ka qixisen lakin anagu Rag qaxa manahin. All jokes aside I know you know this is total gunimo. Marka reerka laga amuso wey ka si daraan. Do you not have internal mechanisms to stop things like this. Manaad is qaban. From mahdi guleed to caare to Cirro to coldoon to abdirazaq terra to liban samatalis. They have made it their mission to damage the isaaq clan this is not about Somaliland. They are using the Cloak of garxajis these people need to be skinned alive lakin rag ba qabil ku difaaci.
Rag qaxa ma nihin? loooooool

Cigaal and Bixi both fled to Gabiley and Wajaale during the inter Isaaq war.
No they didn't , biyo nagaga dar bahasha kkkk. Cigaal villa morgan buu fadhiyey. Muusena Ciidan kuuba maamulayey .

Xildiiid
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6968
Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak

Re: Wadani is a failure

Postby Xildiiid » Thu May 16, 2019 5:21 am

Lol, ninkani HJ ayuu ku tufayaa markaasad beentiisa ku difaaceysa.

Cigaal iyo Ina Biixi labadooduba Hargeysa way ka qaxeen.

Ciidan Muuse Biixi hogaamineyeyna dagaaladaas maba jirin ee waxa xoojin lagu sameeyey kuwii Dhegaweyne hogaamineyey ee Berbera iyo ciidamo beeledyo beesha Sacad Muuse. Muuse wuxuu ahaa afhayeenka Cigaal oo keliya.

Xitaa waagii SNM Ina Biixi mu aheyn dagaalyahan. Laba jeer oo ay adeerkey howlgal isla fuliyeen labadii jeerba adeerkey baa badbaadiyey Ina Biixi.

User avatar
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10966
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Wadani is a failure

Postby theyuusuf143 » Thu May 16, 2019 6:30 am

Waxna kumuu tufine qalinkaa la jiidhay, mida kale xitaa haduu ku tufo miyaad ka xigtaa , maxaad indhaha isugu qabsan wayday oo aad u odhan wayday "ilaahaw nabar xaqdarro nooga dhig" ulul Amriga ushoodu haday kugu dhacdo waa layska afuuftaa :lol:

Xildiiid
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6968
Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak

Re: Wadani is a failure

Postby Xildiiid » Thu May 16, 2019 7:20 am

No they didn't , biyo nagaga dar bahasha kkkk. Cigaal villa morgan buu fadhiyey. Muusena Ciidan kuuba maamulayey .
Lol, ninkani HJ ayuu ku tufayaa markaasad beentiisa ku difaaceysa.

Cigaal iyo Ina Biixi labadooduba Hargeysa way ka qaxeen.

Ciidan Muuse Biixi hogaamineyeyna dagaaladaas maba jirin ee waxa xoojin lagu sameeyey kuwii Dhegaweyne hogaamineyey ee Berbera iyo ciidamo beeledyo beesha Sacad Muuse. Muuse wuxuu ahaa afhayeenka Cigaal oo keliya.

Xitaa waagii SNM Ina Biixi mu aheyn dagaalyahan. Laba jeer oo ay adeerkey howlgal isla fuliyeen labadii jeerba adeerkey baa badbaadiyey Ina Biixi.
Waxna kumuu tufine qalinkaa la jiidhay, mida kale xitaa haduu ku tufo miyaad ka xigtaa , maxaad indhaha isugu qabsan wayday oo aad u odhan wayday "ilaahaw nabar xaqdarro nooga dhig" ulul Amriga ushoodu haday kugu dhacdo waa layska afuuftaa :lol:
Ninkan aad difaaceyso marna wuxuu iska dhiga pro Isaaq hoostana Zuuberiyada ayuu ku wataa.

Why inject HJ in his discussion with X.Playa?

User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7462
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Wadani is a failure

Postby LeJusticier » Thu May 16, 2019 7:42 am

Hortaa kaa yaree habar uunsi MajorIgaare bil baan u diray mandheera inuu liinta ku cabo. The kid wuxuu xaafada nuux Ismaaciilka kasoo maqlo ayuu halkan la yimaadaa. Every xaafad waxaa taala myth, loomana baahna in wixii xaafadaha halkan la keeno.
Takale Wadani & Kulmiye burush xaarle ayay isku dhabooqaanee haku dhex milmina. Inaku aan eegno the bigger picture.

NubianQueen
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1890
Joined: Mon Dec 14, 2015 7:40 am

Re: Wadani is a failure

Postby NubianQueen » Thu May 16, 2019 11:13 am

:up:

User avatar
DayrBare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 338
Joined: Fri Oct 23, 2009 11:20 pm

Re: Wadani is a failure

Postby DayrBare » Thu May 16, 2019 11:21 pm

Hortaa kaa yaree habar uunsi MajorIgaare bil baan u diray mandheera inuu liinta ku cabo. The kid wuxuu xaafada nuux Ismaaciilka kasoo maqlo ayuu halkan la yimaadaa. Every xaafad waxaa taala myth, loomana baahna in wixii xaafadaha halkan la keeno.
Takale Wadani & Kulmiye burush xaarle ayay isku dhabooqaanee haku dhex milmina. Inaku aan eegno the bigger picture.

I couldn't agree with you more. Xaafad walba iyadaa gaar isku qancisay. Midwalba dhiniceeda ayay laandheere iyo
Waxaan loojoogin usheegataa.

User avatar
DayrBare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 338
Joined: Fri Oct 23, 2009 11:20 pm

Re: Wadani is a failure

Postby DayrBare » Thu May 16, 2019 11:52 pm

Wadani is the neo and pro faqash congregation of the failed politicians in the country.

I had high hopes for Wadani to capitalize the many blunders this government makes day in and day out but the party especially the bold headed Ciro caved in to the fake cabaad by the social media kids who are constantly badmouthing the country and its clans.

User avatar
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10966
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Wadani is a failure

Postby theyuusuf143 » Fri May 17, 2019 5:19 am

Hortaa kaa yaree habar uunsi MajorIgaare bil baan u diray mandheera inuu liinta ku cabo. The kid wuxuu xaafada nuux Ismaaciilka kasoo maqlo ayuu halkan la yimaadaa. Every xaafad waxaa taala myth, loomana baahna in wixii xaafadaha halkan la keeno.
Takale Wadani & Kulmiye burush xaarle ayay isku dhabooqaanee haku dhex milmina. Inaku aan eegno the bigger picture.
Lagaa naarye iska daa inanka Yar , muxuu galabsaday . 1 week uga dhig. Waryaa adna shoodhaw fudaydka faraha badan jooji .

User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7462
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Wadani is a failure

Postby LeJusticier » Fri May 17, 2019 7:22 am

Waan soo deynayaaye ku dheh jooji sheekada xaafadaha. Ileen waad ogtahay xaafad kast sheeko ayaa laysku qanciyaa. example Reer daahiroow is dhegeyso waad ogtahay waxa lagaga sheekeeyo.

User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7462
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Wadani is a failure

Postby LeJusticier » Fri May 17, 2019 7:28 am

Wadani is the neo and pro faqash congregation of the failed politicians in the country.

I had high hopes for Wadani to capitalize the many blunders this government makes day in and day out but the party especially the bold headed Ciro caved in to the fake cabaad by the social media kids who are constantly badmouthing the country and its clans.
Horta wadani waxaa lagaga horeeyaa xaga dacayaadada. Waxaa lagu shaabadeeyey pro faqash. Waan ogahay oo ina Buhuubahaa iyo qaar xun waa laga helayaa, laakiinse the entire xisbi to label pro faqash is another level.
Kulmiye is no longer Hisbi, waxaa ku hadhay tuugii ina xaashi iyo wax la mida
Ucud isagu waaba joke.
Meesha laysma dhaamo.Allah ha inoo sahlo

User avatar
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10966
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Wadani is a failure

Postby theyuusuf143 » Fri May 17, 2019 7:41 am

Wadani is the neo and pro faqash congregation of the failed politicians in the country.

I had high hopes for Wadani to capitalize the many blunders this government makes day in and day out but the party especially the bold headed Ciro caved in to the fake cabaad by the social media kids who are constantly badmouthing the country and its clans.
Horta wadani waxaa lagaga horeeyaa xaga dacayaadada. Waxaa lagu shaabadeeyey pro faqash. Waan ogahay oo ina Buhuubahaa iyo qaar xun waa laga helayaa, laakiinse the entire xisbi to label pro faqash is another level.
Kulmiye is no longer Hisbi, waxaa ku hadhay tuugii ina xaashi iyo wax la mida
Ucud isagu waaba joke.
Meesha laysma dhaamo.Allah ha inoo sahlo
Any one in wadani is purely faqash. Any one in the Ucid camp is an ultra nationalist, kulmiye is in between them, they are liberal democrats . That's the reality.

User avatar
DayrBare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 338
Joined: Fri Oct 23, 2009 11:20 pm

Re: Wadani is a failure

Postby DayrBare » Sat May 18, 2019 2:02 am

Wadani is the neo and pro faqash congregation of the failed politicians in the country.

I had high hopes for Wadani to capitalize the many blunders this government makes day in and day out but the party especially the bold headed Ciro caved in to the fake cabaad by the social media kids who are constantly badmouthing the country and its clans.
Horta wadani waxaa lagaga horeeyaa xaga dacayaadada. Waxaa lagu shaabadeeyey pro faqash. Waan ogahay oo ina Buhuubahaa iyo qaar xun waa laga helayaa, laakiinse the entire xisbi to label pro faqash is another level.
Kulmiye is no longer Hisbi, waxaa ku hadhay tuugii ina xaashi iyo wax la mida
Ucud isagu waaba joke.
Meesha laysma dhaamo.Allah ha inoo sahlo

The problem with Wadani is they lost their credibility and so far they have shown little in gaining back the trust of the people.

I sometimes wonder if Ciro is still wants to lead this country because his actions and speeches dont reflect that.

His last congratulatory press conference of 18 may was weak and you could feel that he was not genuine about it and not said it from the heart. Listening to him, I almost felt kecking from disgust.

Another problem with Wadani is, they failed to distance themselves from the clanish talks from some of the party's affiliates. If I am not mistaken, Wadani wali macanbaarayn Jabhada Caare and those who call for the distruction of Somalilnd.

Its almost unheard of Wadani denouncing the interferences sometimes the bunker government in Muqdisho makes to Somalilnd's affairs.

All in all, Wadani needs to be rescued in order to be considered patriotic party.
Last edited by DayrBare on Sat May 18, 2019 2:14 am, edited 1 time in total.

User avatar
DayrBare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 338
Joined: Fri Oct 23, 2009 11:20 pm

Re: Wadani is a failure

Postby DayrBare » Sat May 18, 2019 2:14 am

Wadani is turning into enemy aiding tool, the sooner its taken our of the political arena the better its for the country.
Maxay sameeyeen?
Way waasheendee, yar iyo wayn shisheeye kalakaal ayay noqdeen, xisbigiina iskama fogaynayo waxaa. Siduu rabaa inuu xisbi qaran kunoqdo oo uu tartamo Somalilnd.

User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2524
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Wadani is a failure

Postby Timiro1999 » Sat May 18, 2019 2:21 am

ALA nacas sida loo hadaaqo bartay ay xisbiga waddani kaga dhegtay, adeer cabaad ama cirka qabo cid muuse shaani iyo qudhmiye wax ka qoraysaa ma jirto.
WADDANI haduu faqash yahay kaalay oo wax ka qaad.
Qudhmiye iyo muuse shaani ayaa faqash ah dhuumalaysiga dhabarku muuqdo

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 3 guests