rEER wAAMO Axmed Madoobe iska celiya intay goori goor tahay, " Dharbaaxo quureed nin qaatay dhaqayadeed maal ",Anigu waan idiin digay ninkaa iska qabta hamigiisa guracana haka yeelinina hadaba NIN KUU DIGAY KUMA DILIN, ninkaa saldanad baa madax martay, walaalkii haduu uga baqo wuu dili ama musaafurin, kii maanta lajaar ahow beri dil ama musaafurin filo.
ISKA DHICIYA, HAKAYEELINA IYO DOONIMAYNO,
