Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

KENYA'S ARROGANCE IS OVER; Dr. Bursaliid is free

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1314
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

KENYA'S ARROGANCE IS OVER; Dr. Bursaliid is free

Postby bashe19 » Wed Jun 12, 2019 5:03 am

Kenya oo Xabsiga ka siideysay Dr Bursaliid iyo dad lala xiray
By Maxamuud Axmed - June 12, 2019


Dowladda Kenya ayaa xalay Xabsiga ka siideysay Dr Ibraahim Faarax Bursaliid Bursaliid ( Uurmidig Sade ),kaas oo mudo 5 Cisho ah ugu xirnaa Xabsi ku yaalla Magalada Nairobi ee Caasimadda dalkaasi Kenya. 7-dii Bishaan ayaa Ciidamada Sirdoonka dalka Kenya ay Gurigiisa kala baxeen Dr Bursaliid, iyada oo lala xiray Saddex qof oo kale oo Soomaali,kuwaas ooo Eedo isku mid ah loo wada jeediyay.

Aqoonyahan Bursaliid oo ah falanqeeye Arrimaha Siyaasada ayaa wax ka dhiga Jaamacadda Nairobi,waxaana dhawaan Dowladda Kenya ay horkeentay Maxkamada, iyada oo isaga iyo rag kale ku eedeeysay inay xiriir la leeyihiin Kooxaha waxa loogu yeero Argagaxisada,hayeeshee haatan wax dambi ah lagu waayay.

Xeritaanka Aqoonyahan Bursaliid ayaa kusoo aaday xilli ay weli taagan tahay xiisad u dhaxeysa dowladaha Soomaaliya iyo Kenya wallow Kenya ay sheegtay in xarigiisa aysan xiisadaas ku lug laheyn.

:dj:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 11 guests