Moderator: Moderators





Sxb walaahi 3 bilood ka hor ayaan xamar tagay. Magaalada waxaa ka buuxa dhalinyaro isaaq ah aad u baddan ka shaqeysata magaalada. Bajaajka kuwo wada .kuwo hoteelada ka shaqeeya. Xitaa hayadaha dawlada kuwo ka shaqeeya. Waxaa iigu yaabka badnaa airaboorka. Waaxda aruurinta canshuuraha sarkaal la shaqeeya aan la sheekeeystay isaaq ayyuu ahaa eeer burco ah.. walaahi waaad yaabeysaa sida ay u buuxaan isaaqa xamarWhat about all the iidoor youths in Xamar.....should they also be thrown out?


I agree my reer waqooyi brother. Xaqiiqdii somalinet forum qof kaa degan. Caaqilsan .kaftan fiican kuma jiro sxb..They are our brothers and sisters.....they have a right to live, work and study in the capital.

Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 32 guests