RW Kheyre oo 42 qof oo beeshiisa ah ka shaqaaleysiiyay G. Banaadir
Moderator: Moderators
RW Kheyre oo 42 qof oo beeshiisa ah ka shaqaaleysiiyay G. Banaadir
Guddoomiye ku xigeenada maamulka gobalka Banaadir iyo saraakiil kale oo katirsan dowladda hoose ayaa guddoomiyaha cusub ee gobalka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed “Finish” u gudbiyay liiska dad gaaraya 42 qof, oo ka soo jeeda hal beel, kuwaas oo la shaqaaleysiiyay kadib geeridii Allah ha u naxariistee guddoomiyihii gobalka Banaadir ahaana duqii Muqdisho Eng Yariisow.
Dadkaan gaaraya 42-ka qof, ayaa qayb ka ah 59 qof oo gobalka Banaadir laga shaqaaleysiiyay markii uu geeriyooday Marxuum Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow kowdii August, waxaana shaqaaleysiiyay siiyaha xilka guddoomiyaha gobalka Banaadir mudane Ibraahim Dheere.
Guddoomiye ku xigeenada ayaa Cumar Finish u sheegay in dadka ugu badan ee la shaqaaleysiiyay halkii sano ee ugu dambeysay ay dhamaantood ka soo jeedaan hal beel ah oo ah beesha Ibraahim Dheere.
Dadkan ayaa badankood laga keenay xafiisyada ra’iisul wasaaraha, Mustaf Dhuxulow, Senator Dheg-Dheer iyo guddoomiye ku-xigeenkii hore ee maaliyadda gobalka Banaadir, halka ilaa hadda inta badan ay dadkaasi ka socdaan xafiisyada aan soo sheegnay.
Waxaa hubaal ah in 5-tii qof ee ka tirsan shaqaalaha cusub ee gobalka banaadir 3-kamid ah ay yihiin hal beel, halka inta kalane ay yihiin beelaha kale ee Soomaaliyeed.
Masuuliyiinta la kulmay Cumar Finish, ayaa ka dalbaday in uu saxo habka shaqaaleysiinta dowladda hoose ee gobalka Banaadir islamarkaana uu wax ka qabto dadkii ugu dambeeyay ee laga qoray xafiiska gobalka Banaadir.
Isbar-bar yaac iyo kala-dambeyn la’aan xoog leh ayaa ka jirta dowladda hoose ee gobalka Banaadir iyadoo inta ugu badan dadkii la qoray ay la’yihiin shaqo ay qabtaan iyo xafiis ay fariistaan ama ay ku shaqeeyaan.
Sidoo kale MOL ayaa ogaatay in xilal aan sax aheyn lagu bixiyo mushaar fiican si qofka kamid noqonaya shaqaalaha gobalka Banaadir islamarkaana ay wataan madaxda sare loogu qoro mushaar ka roon midka shaqaalaha kale ee dowladda hoose.
https://muqdisho.online/rw-kheyre-oo-42 ... -banaadir/

Re: RW Kheyre oo 42 qof oo beeshiisa ah ka shaqaaleysiiyay G. Banaadir
Niinaan beeshisa wah uqaaban waah maahan.
- Turbulence
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2635
- Joined: Thu Sep 25, 2008 3:06 am
- Location: I take my time but I always win
Re: RW Kheyre oo 42 qof oo beeshiisa ah ka shaqaaleysiiyay G. Banaadir
Muqdisho online is a trash website. They make up more fake source-less news than Netflix puts out shitty shows and movies. Sahal's favorite source for everything Somalia. He probably writes for them too.
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: RW Kheyre oo 42 qof oo beeshiisa ah ka shaqaaleysiiyay G. Banaadir
Don't know about the website. But this is not fake news it's true 42 murusade ppl got employed after the qarax in dowlada hoose.Turbulence wrote: Wed Aug 28, 2019 12:47 am Muqdisho online is a trash website. They make up more fake source-less news than Netflix puts out shitty shows and movies. Sahal's favorite source for everything Somalia. He probably writes for them too.
Omar finish is about to fire them all.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: RW Kheyre oo 42 qof oo beeshiisa ah ka shaqaaleysiiyay G. Banaadir
Your championing Omar Finnish.......and before that Yaxalow?
Any other Somali tribe would have turned Mogadishu into the paradise it once was......instead it's looking like something outta planet of the apes.

Any other Somali tribe would have turned Mogadishu into the paradise it once was......instead it's looking like something outta planet of the apes.
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: RW Kheyre oo 42 qof oo beeshiisa ah ka shaqaaleysiiyay G. Banaadir
Omar finish n yalaxow are son's of Mogadishu.original dervish wrote: Wed Aug 28, 2019 6:25 am Your championing Omar Finnish.......and before that Yaxalow?![]()
Any other Somali tribe would have turned Mogadishu into the paradise it once was......instead it's looking like something outta planet of the apes.
Die of envy
Please show us how Laascanod iyo buuhodle looks like?

-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: RW Kheyre oo 42 qof oo beeshiisa ah ka shaqaaleysiiyay G. Banaadir
You should be ashamed to post that video.
Look at this buffoon trying to compare the capital of Somalia with a dusty rural backwater.
You should be comparing Mogadishu with Addis, Nairobi, Dar a Salam etc.....then you'd realise what you Orcs have done to our beautiful Xamar.
A clear demonstration of what happens when lunatics take over running of the asylum.

- Posts: 7584
- Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
- Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men
Re: RW Kheyre oo 42 qof oo beeshiisa ah ka shaqaaleysiiyay G. Banaadir
look at this donkey, so what if PM has done that, how many of your cousins has hurdaaye employed when he was president.

As soon as hsm got into villa Somalia he sacked everybody, including the cleaners, and employed his own people.
This guy is such a hypocrite.....no other clan has as many govt jobs as Abgaal.
He's on here constantly spreading fitna.
This guy is such a hypocrite.....no other clan has as many govt jobs as Abgaal.
He's on here constantly spreading fitna.
Re: RW Kheyre oo 42 qof oo beeshiisa ah ka shaqaaleysiiyay G. Banaadir
I don't think the story/report is true, but let's be frank; I, you & most everyone here would do the same. Even Trump employs his daughter, son in law & many other relatives in his administration.
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: RW Kheyre oo 42 qof oo beeshiisa ah ka shaqaaleysiiyay G. Banaadir
Forget about xamar and focus on your lands. Calaacal badnidoo.man just shut the hell up. Go fix ur lands thrn come talk to me like rag.original dervish wrote: Wed Aug 28, 2019 11:40 am You should be ashamed to post that video.
Look at this buffoon trying to compare the capital of Somalia with a dusty rural backwater.
You should be comparing Mogadishu with Addis, Nairobi, Dar a Salam etc.....then you'd realise what you Orcs have done to our beautiful Xamar.
A clear demonstration of what happens when lunatics take over running of the asylum.![]()
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: RW Kheyre oo 42 qof oo beeshiisa ah ka shaqaaleysiiyay G. Banaadir
Cumar finish wa nin rag hadu cayrshe wa wada aragagixiso yariisoow maleegeen. good job
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 607 Views
-
Last post by Kees70
-
- 1 Replies
- 10 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 2 Replies
- 1721 Views
-
Last post by Ayub21
-
- 12 Replies
- 1720 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 0 Replies
- 728 Views
-
Last post by abdi ilyas
-
- 0 Replies
- 2356 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 1 Replies
- 1235 Views
-
Last post by Strategic
-
- 6 Replies
- 1197 Views
-
Last post by Caesar
-
- 13 Replies
- 1348 Views
-
Last post by Nubis
-
- 24 Replies
- 2923 Views
-
Last post by Demure