Moderator: Moderators


Just in now can some one post the video.








I think you’re misreading or ignoring a very highly likely scenario.Muuse biixi yaanu cashuurta masaakiinta odayaasha ku dhamayn.shicibka ciidagale 90% tolkood ayay taageersanyihiin waanay arkaan kibirka jeegaanta is mahadisay

Xisaabo khaldan baad isku dhufsatay , ciidagale waa isaaq , hadaanad isaaq Rabin oo somaliland Rabin isna kuma rabo. Markan waasho ila waalo , waxan diido ila diid , adna taada kuuma ogi tolniimo maaha. Adeer yaguba 4 goor bay dhaceen marna gacan umaad fidin , maalina umaad xiiqin , qabyaaladu waa basal meelna kuma joogsato. Xabaal iyo ninkeed loo kala tag , HY iyo Somaliland oo dhan weeyaan. History repeats itself.Muuse biixi yaanu cashuurta masaakiinta odayaasha ku dhamayn.shicibka ciidagale 90% tolkood ayay taageersanyihiin waanay arkaan kibirka jeegaanta is mahadisay

Waanu diyaargarownaye maad inoo bilowdaan mise filaynimadii la idinku xaman jiray wax baa ka jira?rag la cariyay oo bilaa ficil ahi waa maxay?car libaaxa doonta ayaa kun jeer la idin yidhi haddana waxba ma samaynaysaan97 without consulting cidagale they made a deal with cigaal and bent the knee. cidagalle are not stupid.


Wakhti u qabo?wale hadaan caare isago xidxidan TVga laga so dayn waan tageersanyahay in muse la rido. nin jilicsan loma bahna

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 18 guests