Easier said than done.....the ha/hj alliance is political, economical and military that has been years in the making.
It would make more sense for the hy to forge new political alliances of themselves.
Wadani lost the election by about 200,000 votes....that's with minimal Harti participation. They got less than half of the Gadurbursi and not even all the Ciidagale.
Ciise too are up for grabs.
So it doesnt take a genius to realise Wadani could defeat the ha/hj alliance if they're able to broaden their support base beyond a single subclan.
HY waa bilaa caqli , HA awasha marbaan ku guurnay yaguna marbay nagu guureen , automatically waxay ahayd inay fahman inay markoodii tahay oo ay nagu guuraan. Taa may yeeline anagii bay suuqgeyn iyo xayeysiis noo sameeyen,. Hayaay Muslim allaw ogaada HY iyo HJ waxbaa ka dhexeeya, waa jeegan, waa isku jiidh , waa partners of crime. Qisada jacaylka jeegaan tu waxay gaadhay daafaha aduunka .
Reer kan waxay maqlen waa la hanjaba uun malaha karti kale, waxan kuugu dhaaranaya madaxwayne habar yonis ahi wuu imanaya laakiin yagu keeni maayaan , anagaa u doorayna waayo yagu maba laha confidence ay ku tartaman . Legdin horteed inay dhacayan baa u sawiran. Anagaa mid habar yonis ah oo sidayda software jeegaamaysan ku shaqaynaya usoo xulaynaya yagun sacabkuun bay garaaci doonan.