Moderator: Moderators

Saxib I will never speak about Kenya infront of you.Django I never lived in Eastleigh in my life. I was in the Westlands area. There was massive looting of the entire shopping area. The Kikuyus went on the rampage Looting stores. The radio station was take over. The Indians were cowering in their homes hiding from mobs. Unspeakable horrors befell some Indian families whose women folk were assaulted. I went down to the SDR ambassador residence down on Spring Valley. It was secured safe spot

No because I heard he was Sahal & Geoseven's cousin: Xawaadle.maxaa tiri MJ? Ma sankii muufada ahaa ee faroole ayaa kugu yaal? KkkkAre u just assuming? How do u know he is hg saleebaan? I was once mistaken for mj i was like where da hell did that came from?![]()
Ninyahow adigu hadaad duur Ku jirtahay oo Aadan tolkaa aqoon ogow dadku kula mid maaha, qofwalba oo inaga mid ah aabihii iyo hooyadii iyo family tree ayaa inoo xisaabsan.
beesha Ceyr Fanaan iyo wariye waa u wada xisaabsan yihiin adigu ceyrnimadaada calaama su'aal ayaa saaran.
Baliil yare waa nin Saleebaana HG iska dhala.
Aan Ku baro Fanaan kale oo HG saleebana aanan beeshu u xisaabsan maadaama lagu xagliyo Somalilander Hooyadiina tahay isaaq Somalilander.
Ninkani waa nin HG Saleebaana waa nin farax ah waliba reer warsame waxaase lagu tiriyaa fanaaniinta reer Somaliland maadaama hooyadii tahay Isaaqa.
Juba yareba dadka daawada ama taageera waa u reer waqooyi Somalilander Markii calan buluuga uu xirtana Mareexaan ayaa sheegtay laakiinse xaqiiqadu ninku waa nin HG tahay gowsyo isku riixa. Baliil yare Facebook buu leeyahay orodoo kumaa tahay dhehNo because I heard he was Sahal & Geoseven's cousin: Xawaadle.maxaa tiri MJ? Ma sankii muufada ahaa ee faroole ayaa kugu yaal? KkkkAre u just assuming? How do u know he is hg saleebaan? I was once mistaken for mj i was like where da hell did that came from?![]()
Ninyahow adigu hadaad duur Ku jirtahay oo Aadan tolkaa aqoon ogow dadku kula mid maaha, qofwalba oo inaga mid ah aabihii iyo hooyadii iyo family tree ayaa inoo xisaabsan.
beesha Ceyr Fanaan iyo wariye waa u wada xisaabsan yihiin adigu ceyrnimadaada calaama su'aal ayaa saaran.
Baliil yare waa nin Saleebaana HG iska dhala.
Aan Ku baro Fanaan kale oo HG saleebana aanan beeshu u xisaabsan maadaama lagu xagliyo Somalilander Hooyadiina tahay isaaq Somalilander.
Ninkani waa nin HG Saleebaana waa nin farax ah waliba reer warsame waxaase lagu tiriyaa fanaaniinta reer Somaliland maadaama hooyadii tahay Isaaqa.![]()

Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 25 guests