waare says exactly what i said in this post i also mentioned years ago how the city needs a policy of flood controlling through building canals or floodways to divert the flow from its north at hilikalyo till it passes behind the town.
PostTue Oct 29, 2019
why floods in baladweyne?
baladweyne waxay ku taal meel god ah oo wabiga sida maska ugu laablaabto. dhibka maaha biyaha wabiga. waxaa jira dhamaan magaalo iyo baadiyo meelo uu qarxo wabiga dhinaca bari ooy ugu wacantahay biyaha kalliga ama waadiga ee buuraha ka imaada. xaafada ugu dhaw buuraha waxaa la dhahaa xaawo taako waa videogaan waa intaan magalaalada la soo galin banaankeeda hore ee ku aadan buurta janta kundisho ee wadada highwayga marto hore oo biyaha wada qaadeen.
waxaa kaloo jira waadiyaal xaafada labaad oo xigta dhinaca waqooyi ee itoobiya ku aadan oo ayadana qaraxda marka labada biyo isku dhacaan meeshaan waa meesha doonta ku qalibmatey. isla meeshaan, dhagaxjibis of kooshin, dhina galbeed wabiga ay biyaha u baxaan waxaana la dhahaa buundowayn. baadiyaha dhan waa saas waxaa arkee meel 6 mile ah oo biyo 3 dex bilood fadhiyaan markey biyaha guraan waxeey noqonee ban ama plain xoolahaa loo soofsadaa. saa darteed waxay u baahantahay in resevoir iyo dams laga dhiso dhibaca bari lagu leexiyo biyaha buuraha si uusan wabiga u qarxin.
look these buuraha we are between wabi iyo buuro.
-----
november 2
buundada ay taagan yiiion wabi maaha waa biyaha waadiyassha oo loogu talagay inay hoos maraan waxay ku shubmaann wabiga . maalindhecdaas ah buundada korkeeda lama mari karin. waligaa ma aragtey waadi usbuuc socda?





