He denies a sahihayn hadith and says its false hes in big danger now with outrage on social media
Sheikh soomoow response
Moderator: Moderators
lol, war kaliilow inader stick to opposing Muse bihi and hating on Jeegan, you're good in that way.Cabdishskuur tuug waa ina shaqo laga qabto mooryaanka xun.
Sxb dowladda is working with Al shabab. You have the imam of villa Somalia Cali wajiis who was part of shababs declaring Fatwa. Ali wajiis said CCW is a Gaal. Xataa they make Hassan dahir aweys speak everytime somethings happen. Remember Sh Shariifs Thumma wallahi? Ya ka so hadalsiiyay xassan dahir aweys? It is well known Cali jeebkujire aka Cali yare goes to hassan dahir aweys to make him speak.Ma waxaan yeelnaa Hooyadii ku dhashay Caqligeeda waa Nusqaaan. Walaashaa caqligeeda waa kala bar. Hooyadaa waa dhaadhaaan.. waxaas maan yeeli karnaa. Axaadiista noocaas ah waa khuraafaaad. Been abuuur.. odayga bukhaaari la oran jiray wuxuu noolaaa 300 sano ka dib waqtigii uu nabiga sc dhintay.. axaadiistiisa fake baa ka buuxa.. waxaaa ka buuxa waxyaalo aan afka soo qaban karin...
Proves my point. I bet Fahad yaasiin contacted shababHoly shit! AS have called for killing of Abdi kufaar, he can never step foot in Somalia again![]()
https://www.caasimada.net/culimada-al-s ... oo-bixiyo/
Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 7 guests