Magaca illaahay caza wa jalla, Rasuulkena amaan mudan wabacdu; Walaalayaal, Anigoo ah Awcali Uurmidig, waxaan ka digayaa o ka digayaa in dagaal u ka dhaco Luuq ilaa Balad Xaawo oo reer SADE ay ku dhamaadaan, caqli toosan maaha, dhaqan iyo caado umalihin, diinta IslaaMKUNA MA OGOLA, Waxaan si gaar ah ugu nasteexeynayaa walaalaheen REER DALAL, waan ogahay inaydin kuliigin madaxweyne wada ahayn, lkn dhaqankena Soomaliyed baan aqaana, hadii halkaa SADE maanta isku laayo WBT inaad Farmaayo kaliya dakanaha lahayn ee Reer Dalal oo idil baa dakanahaaa loo raadsanayaa.
Sidaa daraadeed hadii ay xikmad jidho, haddii ay tolnimo jidho amaba Caqli jidho, inay goori goor tahay halugu dadaalo in la baajiyo colaada ka oogan DAAWO, OO SI CAQLI KU JIRO HALOO MAAREEYO COLAADA HALKAA KA TAAGAN oo hadey dhacdo beesha SADE caqli xumo iyo cawaaqob xumo u ah.
ALLAAHU MAA BALAQTU
BAASHE UURMIDIG






