
Farmaajo oo ka quustey mudo korarsi kadib markii maraykanka iyo beesha caalmka dhaheen No for waali kale hadii aad agenda cad oo loo wada dhanyahay kuna jiraan JL iyo PL la imaanwayso ilaa bisha juun waxaan samaynaynaa mechanism dalka ku hogaamiya doorasho inay dhacdo bilowga sanadka 2021 lama hubo inay kheyre ka faaideysan karo ayadoo mucaaradka iyo maamulada diyaar u yihiin inay la shaqeeyaan waayo waxay heshiis ku ahaayeen hal arin oo ah inay halmeel uga soo horjeestaan mucaaradka laakiin waxaa lahubaa in ugu yaraan loo talindoono kurti ayadoo la samaynayo bisha september gudiga doorashada ee madaxa banaan oo loo dhanyahay si ay u dhacdo doorashada baarlamaanka federalka in oct 2020
hadaba Farmaajo oo darbiga madax ku dhuftey waqtigana ku socda ayaa waxaa la sheegay; unconfirmed rumors says that he suggested to Kheyre to resign by next summer so he can appoint "a new pm for the period of extension"
mr mooge oo aaminsan inuu ahmed madoobe kaga adkaan karo kaliya asagoo hela extension madaama hada lagu cadaadinayo in waqti harin
waxaa la sheegay in kheyre ku qosley si aad iyo aad ah kuna yiri adeer wax extension ah ma jiraan ee nabad maku wada joogaynaa inta inoo hartey sidii balantu aheed mise nin walbe....?
waxaa la sheegay inuu rabo HG pm for the extension period waliba dadkii hassan sh xulufadiisa ahaa sida abdikarim guuleed waa marka horee wuxuu kala qaybinaa hiraabka iyo damjadiid iyo madasha si meesha mucaaradla looga saaro waa marka xigee in la sameeyo walaalaha Galgaduud atmosphere for JL war
waxaa la xaqiijiyay in kheyre ku dhawaaqi doono xisbigiisa ka gadaal xisbiga Farmaajo
Hadii Farmaajo isku dayo talaabo noocaas ah waxaa dhacaysa in kheyre kaga hor maro and take the initiative and act like the new nuurcade by outreaching Farmaajo HAG opponents and JL !