Moderator: Moderators




Hutu on Hutu violence let them kill each other
Haramcad is mostly Rx.Hutu on Hutu violence let them kill each other





These brave clan militias destroyed shabab in wadajir. Shabab has never captured this district. They tried to capture it 17 times during 2009-2011.Why aren't these brave clan militias fighting alshabab, why they fighting Haramacad.



Abti Sheikh Shariif lives in km4 near Sahal terminal hall.Haramcad were allegedly trying to search houses near Sheik Sharif’s area but their true intention was to break into his house. This was a provocation and the Haramcad was soundly defeated.
The larger question is will N&N continue harassing Sheik Sharif and be prepared for even more publicly humiliating defeats especially ones that occur during the daytime.
Cumar Finish should have stayed put and avoided being drawn into it.
Haramcad were true to their name. Like cheetahs, they sprinted out of their leaving their injured, weapons and dead behind

Wadajir ee gobolka Banaadir.
Dagaalka oo bilowday xalay fiidkii hore ayaa wuxuu dhex-maray ciidamo milatari ah oo ku sugan xaafaddaasi iyo kuwa Haramcad oo garab ka helaya ciidamo Boolis ah.
Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu yimid, kadib markii ay isku dhaceen ciidamada sida gaaarka u tababaran ee Haramcad oo howlgal waday iyo kuwa milatariga ee jooga halkaasi.
Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in dagaalka uu socday muddo ku dhow saacad, islamarkaana la’isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.
Ugu yaraan labo askari ayaa ku dhintay dagaalkaasi, iyadoona ay ku dhaawacmeen 7 qof oo kale oo isugu jiray dhinacyadii dagaalamay iyo dad shacab ah, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo deegaanka ah oo lagu kalsoon yahay.
Dhinaca kale waxaa dagaalka ku baxay guddoomiyaha gobolka Banaadir, Cumar Filish iyo taliyaha Booliska Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo kala dhex-galay labada ciidan, balse ma jiro wax faah faahin ah oo mas’uuliyiintaas iyo laamaha ay ka bixiyeen iska hor imaadkaasi.
Xaaladda ayaa saaka degan, waxaana si caadi ah ku soo nodqay isku socodka dadka iyo gaadiidka, xaafadda Kaawo-Godey ee degmada Wadajir.
Source: Caasimadda.com


Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 8 guests