Maalmahan warar sir aan maqlaayay laakin marabin inaan sheego hada ma ka wareegaa? madasha abgaal oo soo bandhigtay conditional extension inaysan aqbali karin mudo korarsi yar ama wayn ilaa nin abgaal pm laga dhigo. waxaas ay ka shirayeen cali mahdi iyo hassan sheekh iyo shariif marka muudey iyo mursal gorgortan saas ah bay ku jiraan ooy dib dib u dhigaan sheekadii halimo yarey ee waqti ku darsiga
Farmaajo uma socon karto sheekada madama PL iyo JL shirkii iyo xataa doorashada qaadaceen waxaa u haray inuu Abgaal banaadir state uu pm ugu daro.
aniga malihi saas aa lagu heshiiyay ileen kheyraa joogee waxaan ka wadaa in taas ay tahay shardiga madasha(we can only accept extension if we get the pm)
dhanka kale lafta gareen iyo Nabar iyo Naxdin ayaa kala sikadeen maadama mursal iyo Farmaajo isku team noqdeen. shirka dhuusamareeb 8th of july ee maamulgoboleedyada kaligood lafta gareen aa soo abaabulay.





