Moderator: Moderators

You are right sxb wlhi. If they are working on behave of somalinimo, then they could meet the 5th july in Mogadishu. When they refused the commitment in the capitol city, with the present of all institutions, then shacaku macne u sameyn mayso your meeting isnot right?
bashe, these guys aren't working for maslaxada Soomaalida.



You're mistaken. What you've isn't federal. Look at Germany, it doesn't have several presidents, parliaments, cabinets, armed forces, etc like Somalia's 'federal.' If I'm mistaken, then give us an example country that has a similar 'federal' like Somalia.Wa shir lo baahan yahay oo wanagsan, waxa jira dad ama kooxo yar yar oo raba inay af duuban masiirka somaliya ayna ka leexdan Hab socodki iyo wax yabihi lagu heshiiyay, nidamka federalka somaliyana ay ku celiyan habki kaligi taliska
PM ka iyo Villa Somalia markay ogadeen ajendaha shirka oo aha in doorashadu waqtigeeda ku dhacdo waxay sameyen Khiyaamo ay kala hor marayan waxa shirka ka so Bixi doono waana la arki in ay daacad ka tahay ama marin habaabin
Iskuso wada duub Farmajo wa lagu khasaaray, waana nin aan talo wadaag ahayn oo ku shaqeeya Khiyaamo iyo qeyru masuuliyaya waana in talada wadanka laga xayuubiyo intuusan God ku ridin
Somaliya waxay u baahan tahay si horay loogu socdo wada tashi iyo wax la isla ogyahay iyo cadaalad cid walba codkooda la ixtiraamo si cadaalad ahna wax lagu qaybsado
Wadanku wa federal nabad iyo horumar ha lagu so dabaalo maamul walbana horu marka iyo horu socodka mamul kiisa ha ka shaqeeyo, mamuladana ha is kaashadan oo is dhexgalka walal nimada umada ha ka shaqeyan, dawlada dhexe iyo iyaguna ha wada shaqeyan oo danta dalka iyo Dadka somaliya ha laga wada shaqeeyo
Peace, prosperity, and development

Benaale oo kadhib batahay.^
Dictatorshipka wuxuu 100% dhaamaa chaoska Soomaaliya maanta ka jira. I wouldn't mind dictatorship under any qabiil/clan.
Above overweight men aren't fit to lead Somalia.

Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 35 guests