Xogtii aan shaley inta soo dhigay meeshan kadib baaritaan dheer aan ku sameeyay saaka waliba siyaasiyiinta murusade oo caanka ah oo taqaaniin waxay dheheen ninkaas hassan bariise waa la taliyaha saynab waa faataa dhugle warkiisa waxba haka soo qaadin. bariisa wuxuu leeyahay qof aan anaga aheen kheyre ma badalayo asagaana number one oo yarkaan sheegay kula tartamaya.
waa dhici kartaa but i take back my 80% more likely 40%
aniga wararkeyga waa villa wardhiigley. waxaan haayaa qof dhahaaya waa aniga oo ah aid departmentga waa mid hawadle ah al hamdulilah inaanan sheegin laakin kab waa murusade la taliyaha saynab marka baaritaan aan ku sameeyay dadka yaqaana.
time is ticking who cares a pm.
hassan sheekh iyo cali mahdi oo qorshe cajiib ah degay ayadoon Xamar dhiig ku daadanayn if Farmaajo tries to stay in villa wardhiigley illegally after his term comes to an end
look this map. kaaraan iyo madiina waxaa la wareegaya ciidamo beeleed kadib waxaa la duqaynayaa dekada iyo airporka oo xirmo doona. intaas leeba ku filan maalmo gudahood in amisom ay boorsadiisa banaanka ugu tuuraan hadii ayba jirto wada la marin karo ama airport uu ka bixi karo waxay u egtahay inuu xerada amisom gali doono.
qorsha labaad waa FMSka oo go,i doona. warnikaan xamar luu ka jiraa adinka kee waaye!
shelling the sea port area from abdiaziiz and shingaani(Abgaal/udeejeen area) and the airport from madiina
https://foreignpolicy.com/wp-content/up ... quality=90
maada uncertainty lagu jiro wax walbe horaa loo sii diyaariyay lacag, hub saraakiil within the SNA itself! it's the showtime in 5 months!.