Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

defeated Farmaajo allies and mps begging for forgiveness!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17329
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

defeated Farmaajo allies and mps begging for forgiveness!

Postby sahal80 » Tue Sep 22, 2020 1:07 pm




:dead:

latest News bari ayaa kalsoonida la seen pm rooble imshallah heshiiskana usbuuca soo socda ayaa la meelmarin.

horta heshiiska waa qasab laakin face saving uu mooge his defeated allies uga dhigayaa marka gudoonka baarlamaanka midba nin buu deal la galay. Cawad qoorqoor uu isku dhiibay, Mursal iyo muudey lafta gareen

talaabada meel marinta heshiiska ka dib xigta waxa weeye

xukuumada oo la soo dhisayo waxaa la sheegayayaa inay Farmaajo iyo Fahad wajiyo hore ku soo darsadeen halka rooble wajiyo cusub oo u badan kuwa hawiye soo xulayo. ninkaan muhimadiisa maaha dhaqaale iyo amni howshiisa waa doorashada laakin waxaa la filaa inuu kula wareegi doono hogaanka maadama aan la burin karin markaas uu heshiis la galo madasha qaabka doorashada dabada looga laadayo regimekii hore. rasuulo HG ah aa durbo war mucaaradka iyo madasha iyo cali mahdi ula yimideen waxaa la dhahay horta ninka hala ansixiyo markaas ayaan isku soo noqonaynaa. hadii uu taliskii hore meesha ka saarayo dhanka Policeka, NISA, Cabinetka oo Galmudug iyo madasha laga hagayo no pressure on him. Cumuuman Mooge waa gacan galay markuu HG isku dhiibay. waxaan maqlooyaa in Qaybdiid ku noqon rabo taliyaha police uu ahaa xiligii TFG! NISA waxaa loo dhiibaya Abgaal. amniga dhan aad maqlaysid waa policeka iyo nabad sugida ayagaa ilaaliya baarlamaanka iyo xarumaha dawlada mooge laba daqiiqo aa lagu burin karaa hadii labadaas la qabto.

waxaa la xalinayaa JL stalemateka ayadoo ciidamadii Xamar laga qaadey ee Gedo la geeyay dib loogu celinayo xamar arintaas uu damaanad qaadey safiirka mareykanka maadama uu ahaa shardigii JL iyo PL ku xireen inay wadahadalada furaan waxaa sidoo kale bilaabmaya dib u xoreynta jubada dhexe oo dawlada mareykana JL ku taageerayso maadama siyaad stateka lagu mashquuliyay. Gedo hadii ciidamada Xamar laga qaato will it be back to dollow admin vs bulo xaawo admin vs garbaharey admin mise pro madoobe forces will replace it quickly?

Image


doorashada aa kuu soo hartey. Doorashada waxaa maamulaya laba gudi oo heer federal iyo heer state ah laakin ergada xaldhibaanada soo xulaysa waxay ka imaanayaan statekooda iyo bulshada rayidka shuqul kuma laha FGS marka muhiim maaha yaa meesha gacan ku haya ee waa yaa loo marayaa!

tusaale xildhibaanada ssc waxaa soo xulaya odayaal puntland ka socda meeshii loo diro ee PL maamusho, Kuwa JL odayaal JL ka socda labada gobol ba, kuwa Hirshabelle odayaal hirshabelle ka socda labada gobol ba kuwa KG odayaal KG ka socda meeshii loo diraba. why bc its indirect election. Soo marka lama jabin Mooge? wax ma keensan karo!

waxaa dheer aqalka sare oo dooranayaan baarlamaanada FMSka!

lastly ciidamada goobaha doorashada will be the police wich is controlled by the FMS out of Mogadishu.

bring it on! my appetite is back!!




User avatar
Somaliweeyn007
Posts: 150
Joined: Fri Dec 06, 2019 6:02 pm

Re: defeated Farmaajo allies and mps begging for forgiveness!

Postby Somaliweeyn007 » Tue Sep 22, 2020 2:06 pm

Going to be surprised if Fahad is replaced as head of NISA, will he go down so easily?

Kees70
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 256
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: defeated Farmaajo allies and mps begging for forgiveness!

Postby Kees70 » Tue Sep 22, 2020 2:32 pm

An wounded enemy is better than the rise of an old enemy the mjs and their dogs, sxb sahal today the blessing Xawadle have can go sour if another jeberti led gov comes to power.

As the saying goes, its better to have/side the enemy you know than the one you dont, and thats all i have to say Ustaadow.

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17329
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: defeated Farmaajo allies and mps begging for forgiveness!

Postby sahal80 » Tue Sep 22, 2020 2:53 pm

Going to be surprised if Fahad is replaced as head of NISA, will he go down so easily?
Kheyre was going to fire him in his last days in dhuusamareeb and replace him with waceysle guy laakin waa laga hormarey ma filanayn in intuusan noqon la afgambin doon. magaca golaha wasiirada aa lagu soosaari karaa waana spoilers in the eyes of beesha caalamka. hada ma jiro scenario fahad lagu beegsanayo inleen Rooble kalsooni ma helin laakin ninkaan sida kheyre ay dhagdheer iyo gambe ula talin jireen ooy oga danbeeyeen inuu mooga la tartamo ayaa rag HG Sacad ah oo qaybdiid kow ka yahay hada howsha la bilaabayaan marka waxay leeyihiin naka shaqeeya saan iyo saan aan sanaynaynaa marka waxaa la dhahay rajiimka mooge ma aqbali karno saad rabtaan waa idiin yeelaynaa laakin la wareega meesha laakin nin gabalkiisa dhacay hoostiisa dhiil kuma gali karno.


An wounded enemy is better than the rise of an old enemy the mjs and their dogs, sxb sahal today the blessing Xawadle have can go sour if another jeberti led gov comes to power.

As they saying goes, its better to have/side the enemy you know than the one you dont, and thats all i have to say Ustaadow.
sxb i dont see this scenario taariikhda dib ugu noqo Abgaal bas aa laba jeer la doortey. Somalida waxay jecelyihin isbadalka HGna chance ay heesataan madaxwayne ku noqoto laakin inay dadkii isku keento barnaamjika siyaasadeed ee lagu heshiiyay fuliso awooda HAG soo celiso dhanka amniga iyo xiriirka markaas adinkoo lacag heesta iyo maamulgoboleed saaxiibna la ah maamulada kale waa la idin dooran karaa hadii kale hawiye kale ay noqon. jawiga ka isbadalka faaideysta.

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17329
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: defeated Farmaajo allies and mps begging for forgiveness!

Postby sahal80 » Tue Sep 22, 2020 3:51 pm

waa wareey ninkii deni baa aasaasaya pro UAE political camp wayn oo lagu recruit gareeynayo xildhibaanada cusub ee PL waxaa kula midaysan Abdirahman Abdi shakuur iyo siyaasiyiinta D&M

Xamlo siyaasadeed ayuu ka bilaabayaa baydhobo iyo Nairobi ninka waxaaba moodaaba musharax federal ah haduusan ka damacsanayn inuu Mooge meesha ka saaro!

User avatar
juelz
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 455
Joined: Fri Oct 22, 2004 9:41 pm
Location: columbus,ohio

Re: defeated Farmaajo allies and mps begging for forgiveness!

Postby juelz » Wed Sep 23, 2020 1:17 am

Let them dogs cry.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 15 guests