Somalia waxaa ka taliya dalalka saameynta ku leh sida ciidamada iyo dadlka deeqda bixiya soo dhawaan saameyntii itoobiya ayaa daaqada ka bixi doonta. waxaan kale been waaye wadankaan dawlad kama jirto.
like Tigray, there will be soon Mogadishu crisis wich will lead to the intervention of Djubouti and Uganda who have troops in Xamar and Hirshabelle in favour of the clan of the capital!
Ethiopia's Tigray conflict is getting out of control in Horn of Africa and becoming regional as rockets hit Eritreas capital. this is why Djibouti is working on the removal of abiy and isaias stooge in Mogadishu.
Ethiopia had illegal troops in Somalia and 5000 troops operating under the mandate of amisom. so the illegal ones from sector 3(Bay/bakool/gedo) are now heading back to Ethiopia leaving behind 5000 Amisom in Baay,Bakool,Gedo and Hiiraan wich r are not enough for 4 provinces speacially bay abd bakool and gedo so what will happpen is they will avoid being outstretched and retreat back into the main towns of these tgree provinces evacuating many towns and villages to avoid Al shabaab isolating them.
beesha caalamka ayaa walaac ka qabta ayadoo ciidamada itoobiyo ka baxayaan koonfurta Somalia in hadii qalalaaso Xamar ka dhoco ay gabi ahaanba al shabaab la wareegi doonto koonfurta si taas u dhicin ayaa dawladaha Djibouti iyo Uganda iska kaashanayaan in nabada dhulka ay gacanta ku hayaan wax soo gaarin waxaana taageeri doona deeq bixiyaasha naflacaari Farmaajo meel uu qarbudi karo maaha Xamar amuu baxaa ka hor intaan xiligiisa lagaarin?
Ethiopia is solely responsible for bay bakool and Gedo so they r likely to evacuate baadheere and near bay qansaxdheere of bakool so its likely JL forces backed by Kenya to take over Baardheere and dolow and balad xaawo. i can see they failure of Farmaajo in his own Gedo let alone in Xamar!






