Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

From January 8 to February 8 thread

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Seeking321
Posts: 6
Joined: Thu Jul 16, 2020 8:03 pm

Re: From January 8 to February 8 thread

Postby Seeking321 » Mon Jan 11, 2021 9:14 pm

Breaking; Murasharixiinta HAG oo Xamar degdeg ugu soo noqonaya kuna dhawaaqaya parallel election

waxaa hada ka jooga AAW. Hassan sheekh, Kheyre, Geele are in Garowe, Sh Sharif in Khartum.

durba waxaa ka boloowdey Xamar hub aruursi iyo ciidamo loo diyaarinayo murashixiinta oo ka imaanaya shabeelooyinka, Abaabul mudaharaadyo hubeysan. WOW! waansaan rabay fuck wadahadal! #habiqleyso! saan february haku gaarto!

Turns out you are right!!

Gubadleey

100 askari aa Xaafadkaste laga qoray so far waxaana loo sameeyay taliye guud iska daa cidamada banaanka. give me until two weeks ( january 25) Xamar waa lagu kala bixi.


ayagiina waa ka dhex qaraxdey oo simsaar qoorqoor aa page cusub furay oo ah ergaan u ahay murashixiinta hawiye ee iga warsug moogoow :lol:
moogaa u yeeray maanta intuusan la kulmin ayaga marka 10 maalin kale ayuu waqtiga uga dilirabaa :lol:

ninkaan $6 million uu qaatey marka lacagtuu ka hubsanaa ilaa waqtiga mooge ka dhamaanayo. wuxuu dhahay marabo galmudug suuqaan gali hadeey dawlad kale timaado.

yaa leh cidamada which canidate is paying them?

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17656
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: From January 8 to February 8 thread

Postby sahal80 » Tue Jan 12, 2021 5:03 am

Breaking; beesha caalamka oo soo faragalisay oo Xamar ku casuntay dhamaan mayor Mooge iyo presidential FMSka shir cusib oo xalane ka dhici kara nin walba wixii suu wataa madoobe oo ku dhagan in gedo ciidama xamar laga saaro

faq faqle meeshaas ha iga dhamaado

:dj: :stylin:
Ku darso, sadexdii FMSka oo mid mid xalane looga yeeri doono si ay u qaban unilateral elections sheekada waa dhaaftey "wasaarad dibadeed" ku sheega qoyska farmaajo


User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17656
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: From January 8 to February 8 thread

Postby sahal80 » Tue Jan 12, 2021 7:04 am

Waa is dhiibay wallahi marba hadey aqalka sare bas u soo harey. aqalka Sare ka gaarsiiya february 8 ku lahaa again without JL PL and waqooyi evn if the others go ahead with his qar iska tuur without enjoying legitimacy of elections!
:dead: :deadrose:
#25_chiso left! and there wont be single doorasho!


aqal beel ee Gudiyada ku dhamee his last 25 days :dead:

shir cusub ayaa xamar/xalane ka dhacaya. wax ka yar in doorashada JL lagu qabto kismaayo ama Gedo uu wareejiyo ma dhici doonaan markii JL lagu wareejiyo maba qabaneyso ilaa uu waqtigiisa ka dhamaado :stylin:

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17656
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: From January 8 to February 8 thread

Postby sahal80 » Tue Jan 12, 2021 1:48 pm

Jug jug meeshaada Joog ahaa adeer u diyaar garow shir cusub doorasho sadex muharibiin ah iyo magafahooda ha igula soo ordin
:russ:


User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17656
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: From January 8 to February 8 thread

Postby sahal80 » Wed Jan 13, 2021 3:29 am

i dont give a fuck about what CBB says about the IC statement as long they outruled Mooges partial elections and he is the one under pressure as his time is running out not the opposition or JL and PL

maxaa ku dhacay baqbaqdiinii maalin dhaweed sadex maamul ee HAG iyo D&M aa doorashada qabaneysa?
:smugruss:

all they r bragging about is the september 17 point wich is a knife with two edges because i'ts against term extension so the IC are hinting at that if no timely elections that should start later in this month then Mooge will lose legitimacy even his qawdhan info minister said "hadii february 8 lagaaro ayadoon doorasha xataa bilaaban waxay ka dhigantahay in xuluumadan ku fashilantahay howsheedii" macnaha meesha waa laga saarayaa

waxaa sidoo kale yiri balal cusman. waa qodobka aan la sugeyno his 20 days. waxaa jira qorshe IGAD aka Djibouti iyo Kenya wadaan oo dawlad ku meel gaar ah oo abgaalna madaxweynaha la siinayo OG ama MJna pm waa inoo baoan ciyaalka war aan ogeeynoow :lol:

ayaga waxay kaga dhagantahay Gedo september 17 intaas bas ayay u amaanayaan labada goobood laakin soo Gedo ka mid maaha JL? soo madoobe lama aqoonsana? kama dhici karto doorasho aan JL ogoleeyn waa lan hada laga diiday sadexda daelad goboleed oo Gedo ka tagay

last time mooge kuraasta sadex jufo oo qaraabo la ah maxamuud sayid iyo janan uu dhiibay "waanwaantii" qoorqoor waxaana diiday madoobe. hada waxaa socda qorshe Amisom isku dhaf ah loogu dirayo Gedo hadii doorasho la qabanayo ayadoo ciidanka mooge banaanka ka taahanyahay who knows Kenya and Djibouti could be part of it or Amisom police waxaana maamulaya JL admin


february 8 markii la gaaro ka filo waji cusub beesha caalamka! #24 cisho left :stylin:









User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17656
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: From January 8 to February 8 thread

Postby sahal80 » Wed Jan 13, 2021 9:35 am

best analysis. my talking points what will happen after 8 february without heshiis. ergadii lafta gareen waa fashilantay ayadoonba bilaaban. taleefoono u diray madoobe iyo deni waaka diideen wax ka yar in shir cusub la isugu yimaado oo laga heshiiyo sadexda qodobo ee Gedo, waqooyi iyo gudiyada. get ready for post mooge road map! :russ:






User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17656
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: From January 8 to February 8 thread

Postby sahal80 » Wed Jan 13, 2021 10:50 am

Breaking; beesha caalamka oo soo faragalisay oo Xamar ku casuntay dhamaan mayor Mooge iyo presidential FMSka shir cusib oo xalane ka dhici kara nin walba wixii suu wataa madoobe oo ku dhagan in gedo ciidama xamar laga saaro

faq faqle meeshaas ha iga dhamaado

:dj: :stylin:
Qabanqaabada Shirkii Xamar/Xalane aa socota deni iyo madoobe loogu yeeray marka waa arkeeynaa who is the real observer me or those ciyaal who say no more conferences :russ:

User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28928
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: From January 8 to February 8 thread

Postby Voltage » Wed Jan 13, 2021 2:32 pm

I have generally adhered to not responding to your 1 million and 1 obsessive compulsive fixation on this (hence my 0 response during the sad display above), but I would need to correct your misunderstanding about my statement you mentioned.

Sahal, there is

1. Formulation

And

2. Implementation

#1 Is What/planning and #2 How/execution

"No more mts" is in the context of "closure" on #1.

No more need to "meet" on Madoobe/Deni demands to "relitigate" (reopen) the September Agreement.

You only have to see with the Opposition letter barely sent before the Donors spoke delusionally "requesting new conference to discuss only State capitals should see voting. "

I mean these people are completely stuck in the Transition. They aren't prepared to run a modern country at all.

So my friend ON "WHAT" THE ELECTION IS----THAT CHAPTER IS CLOSED.

OVER. FINITO. END. NO MORE NEED TO EVEN FEIGN ATTEMPTS TO "DIALOGUE" WITH MADOOBE/DENI RIDICULOUS "TROOPS IN GEDO" NON-SEQUITOR.

BTW did you even see Donors ACKNOWLEDGE this non-starter at all?

It is not even LEGITIMAGE point for Deni/Madoobe to even bring up is what it plainly says.

So of course going forward there will be "coordination" and "synchronization" On HOW to EXECUTE/IMPLEMENT the Election----


But WHAT the election is and WHAT will be implemented is done. Over. Closed.

Yesterday's release was in the context of #1 Formulation... there is nothing to meet on that closed phase so do understand process and context my friend.

User avatar
Smile-LiKe-SuN-RiSE
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7214
Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
Location: Jubbaland

Re: From January 8 to February 8 thread

Postby Smile-LiKe-SuN-RiSE » Wed Jan 13, 2021 3:11 pm

Sahal talking to himself
How sad

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17656
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: From January 8 to February 8 thread

Postby sahal80 » Wed Jan 13, 2021 5:41 pm

Sahal talking to himself
How sad
:russ:
no comment

Xogteydii oo soo baxdey. 20ka bisha aa ayadoo labo usbuuc ka hartey in heshiis xamar lagu gaaro. mooge deni madoobe kurti waa lacasumay waa ka simanyihiin arintan laa laftagareen walaa qoorqoor ergo. waraa meesha isaga baxa waxba ma ogidine villa somalia aan ka agdhawnahay aa lagu leeyahay :dead:



Guudlaawe waa ku dhuftey wuxuu dhahay habartiin u sheega xawaadlane ma haayo hadana Abgaal aa iga horkeeneysiin. waa arkeynaa inuu 20ka bisha kadib isbadali doono. from february 9 awooda waxaa lagu wareejinayaa baarlamaanka madaama mooge uu musharaxyahay xiligiisiina dhamaadey ma hagi karo(cant manage) doorashada markey waxay noqonee laba mid in xiliga doorashada dib looga dhigo february 8 oo uu asaga maamulayn maadama musharaxyahay xiligiisiina dhamaadey saasna uu ku haro sidii kuwii ka horeeyay ileen xildhibaanada ma soo xulan karo iyo hadii heshiiska ugu danabeeya la fulinwaayo in road map la soo saaro dawlad kumeel gaar ah lagu dhisayo.



User avatar
Smile-LiKe-SuN-RiSE
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7214
Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
Location: Jubbaland

Re: From January 8 to February 8 thread

Postby Smile-LiKe-SuN-RiSE » Wed Jan 13, 2021 6:22 pm

^^Post credible sources not social media sheeko somali

War Waa isku dhaxyaacaday :lol:

User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12812
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: From January 8 to February 8 thread

Postby AbkoowDhiblaawe » Wed Jan 13, 2021 7:11 pm

Time is ticking.

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17656
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: From January 8 to February 8 thread

Postby sahal80 » Thu Jan 14, 2021 3:42 am

Gudigii Mooge saan aa u danbeysay until january 14
:dead:


faragalintii Xalane waatanaa maxaa u malaynee sadex usbuuc kadib? 23 cisho left!

Xog; Guudlaawe oo Abgaal ku biiray diidayna doorasha ka hor february 8 ninkii Mooge ahaa ayaa lafta gareen kaligiis ku baryaya inuu aqalka sare qabto ka hor february 8 "si uu extension u helo la mid ah kii xassan sheekh maadama howshii bilaanantay" :pac:





User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17656
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: From January 8 to February 8 thread

Postby sahal80 » Thu Jan 14, 2021 9:56 am

Dharbaaxaweyne uu isku badalay Khawaja swan toos aa loogu sheegay kabiirka gareenada waaku mahadsantahay xamaasada laakiin doorasha ma bilaabi kartid aan loo dhameen
:dead:

soo idin ma oran mid mid uu ula kulmayaa yaa clueless ciyaal?



User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17656
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: From January 8 to February 8 thread

Postby sahal80 » Thu Jan 14, 2021 12:59 pm

Mooge waa lagala wareegay gareenadiisii. The End of reer Gareen
:dead:



OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 15 guests