hada ka hor Mooge wuxuu dhahay heshiiskii september 17 waxaa gacantiisa ku qortey Deni laakin hada shirka Xamar ka dhacaya iyo cida ka soo qeyb galeysa waxaa qortey Deni arintaan oo ka dhigaysa inuu asaga driver seatka ku jiro
Mooge ayaa hada ku jira baryadii ugu danbeysay inuu Xamar ogolyahay laakiinse asaga iyo FMS ka bes loo daayo laakin Deni iyo Madoobe waxay ka dhigteen shardi in gudoomiyaasha baarlamaanka iyo mucaaradka lagu soo daro waana arin ay ku cadaadinayaan asaga si ay marada uga dhacdo kadibna iska cararo
arinta kale waa in uusan ka dhicin villa wardhiigley iyo in Gudoonka shirka qof aan mooge aheyn noqdo ama laga dhigo round table. hadeey saan wax u dhacaan waxay noqonee inuu Mooge Xamar isaga cararo because he is not a president who is able to control what happens.
waxaa ku dhiman Madashii qaraneed (National forum) een dhowr jeer ka hadalnay oo badali doona political vacuumka hada lagu jiro. madasha shirka ayaa looga dhaawaaqi
intaas markaad isku dardartid ma kula tahay in Mooge wax u hareen? ma wuxuu carari shirka ka hor mise kadib?
waa taxliil muhiim ah ka warsuga maalmaha fooda nagu soo haya.
heerkaan hadeey gaartey yaa aaminsan wali in villa wardhiigley sharciyad joogto. Kenya iyo Djibouti oo ku jiraan Golaha amniga AU in dhamaan saamileyda shirka la isugu keeno




