Sheekadan ka waran koox isugu jirta ganacsato, garsoorka iwm, oo intay dhulka boosaska dhaca Muqdisho, ayago boliska isticmalaya Bay iskulki weligi jirijiray oo dawladi hore iska wax u qabso ku dhistay document been ah u so samaysten, subixi Jimcaha iskulki intay iskulki yimaden oo boqolal ardayna hoy u aha si bordhing, wax walba bananka u tureen fasaladina burburiyen, dadkan wax dhaca badana waxay ka faidaystan marka isbedel dawlad dhici rabo
Iskulka marki dawladi hore dhistay dadki booska laha boos la mid ah ba meel kale laga siiyay, lkn ila xiliga waxay haysten document gi original ka aha oo hada la so baxen, dawladu hada khaladka wa fahmen oo raali gelin bixiyen kuna balan qadeen in ay dhaawaca bolisku so garsiiyay iskulka dhisi doonan
Somaliya hada waxa nasiib leedahay hadan shaatiga a gashan tahay lagugu qabsan



