Farmaajo needs the Ali Abdullah Saleh treatment.
odaygu caqli kale oon taa ahayn ma fahmayo
this is a likelihood scenario. Mooge wuxuu la yimid ama aniga ama shabaab iyo hantidiina. this is what Ali Salah did in Yemen against the Yemeni revolution choose between me or the houths. Yemen was ruled by Triple alliance(Ali Salah, Abdallah Ahmer and Musin Ahmer) the last two from their Islaah switched into the revolution backed by Saudi arabia so its man Gen muhsin can replace Salah. he is now the vice president from the North. former vice president from South under Salah is now the Saudi backed acting president voted by the parliament before houths took over Sanaa and force him to resign but he was able to escape. the houths killed Salah after he made secret deal with Saudi Arabia.
https://en.m.wikipedia.org/wiki/Ali_Mohsen_al-Ahmar
In May 2015, Saleh openly allied with the Houthis (Ansar Allah) during the Yemeni Civil War,[7] in which a protest movement and subsequent insurgency succeeded in capturing Yemen's capital, Sana'a, causing President Abdrabbuh Mansur Hadi to resign and flee the country. In December 2017, he declared his withdrawal from his coalition with the Houthis and instead sided with his former enemies – Saudi Arabia, the United Arab Emirates and President Hadi.[8]
On 4 December 2017 during a battle between Houthi and Saleh supporters in Sana'a, Houthis accused Saleh of "treason" and he was killed by a Houthi sniper.[9] Reports were that Saleh was killed while trying to flee his compound in a car; however, this was denied by his party officials who said he was executed at his house.[
similarly Mooge says me or your hanti and Al shabaab.
Markuu Mooge yimid ciidamadii Xamar oo hiraab u badnaa waliba Abgaal waxaa loo qaadey shabeelooyinka waxaa Xamar lagu reebay kuwa Xasilinta loo bixiyay oo murasadaha oo la wareegay amniga xaafadaha gudaha Xama.r xaafadaha banaanka sida warshadaha, kaaraan, dharkeenleey, jaseera, ceelasha biyaha wali hiraabkii waa joogeen
nasiib daro arintaan Kheyraa loo adeegsadey asagana wuxuu islahaa hiraabkaan iska fogee kuwo badan lacagtii uu ka jaray.
from dhamaadkii 2018 sanad kadib ay Kheyre garbaha ay ka rifeen ka hor inqilaabkii lagu sameeyay. odayaal xiligii kacaanka oo qaar UK ka tageen sida mid Abdi Osman la dhoho iyo kuwa non mj harti ah qorshe waxay dajiyeen in ciidamadii Turkiga Xamar ka qaadi jireen la joojiyo oo beelo cusub la qoro una badan beelahooda iyo jareerta iyo eelayda iyi hawiyaha yar yar turkey ilaa 5000 ay tababartey ilaa 3000 oo Turkey iyo Eritrea lagu soo tababaray waa beelahaan cusub ciidamadaan ayaa xaafadaha gudaha Xamar jooga kuwii murusadahana waa la kala diray!. waxaa ku xigay fahad yaasiin oo nabad sugidii kala diray (4000 oo ciidan oo hawiye ah)
3000 laba habeen aa lagu casheen karaa hadii ciidankii shabeelooyinka la soo celiyo laakin maxaa dhacaya? Al shabaab aa soo noqonee!. Uganda Amisom ayaa shabeelada hoose iyo xamar gacanta ku heesa burundina shabeelada dhexe joogto ayadoo marka waxaan la socota ay reports sir ah mooge ka gudbisay in ilaa hada bas villada difaacayaan laakin hadii dagaalka Xamar ka dhaco ay ku qasbi doonaan inuu ka baxo! dhawaan filo Uganda oo madaxa la soo baxda hadii ciidamadaan faarujiyaan shabeelooyinka. marka cali saalax iyo Mooge aad ay isku shabahaan dhibka waxaa masuulka ah hawiyihii xukunka ku wareejiyay bal fiiri wax dhib ah ooy isku geesteen hantidoodii oo lagu gorgortamayo iyo Shabaab oo lagu soo celiyo.
Kheyre oo markii uguhoreysay ka shifay waxa ay Mooge ku kala tageen oo ah Boob iyo askareenta doorashada