Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

wlhi i dont understand Reer siyaas cuseen version

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2367
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

wlhi i dont understand Reer siyaas cuseen version

Postby bashe19 » Fri Nov 26, 2021 4:32 pm



Kursiga reer Celi goorma sidan loo wadaagey? Uurmidig wax ka quseeya iska yar, garan maayo dulmiga meesha ka socda wlhi.


:lost:

User avatar
Jimbie
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 487
Joined: Tue Oct 29, 2019 4:02 pm

Re: wlhi i dont understand Reer siyaas cuseen version

Postby Jimbie » Fri Nov 26, 2021 5:04 pm



Kursiga reer Celi goorma sidan loo wadaagey? Uurmidig wax ka quseeya iska yar, garan maayo dulmiga meesha ka socda wlhi.


:lost:
Kkkkkkk Abti iskaa daaf reer siyad xusein waa tolka, daad ba so qaldaay. Adinka yaa sidi carurti La idin qaldin urdmigoow kkkk :lol:

User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2367
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Re: wlhi i dont understand Reer siyaas cuseen version

Postby bashe19 » Fri Nov 26, 2021 6:43 pm



Kursiga reer Celi goorma sidan loo wadaagey? Uurmidig wax ka quseeya iska yar, garan maayo dulmiga meesha ka socda wlhi.


:lost:
Kkkkkkk Abti iskaa daaf reer siyad xusein waa tolka, daad ba so qaldaay. Adinka yaa sidi carurti La idin qaldin urdmigoow kkkk :lol:
Sheekada layaabay, abti wa run dadku wa wada ehel iyo sokeeye, waxaanse la cajaa,ibey Kursiga Celi e ilmaha xalay dhashey u yaqanaan ba wuxuu ka dhexeya afar jufo, hadey wax dhacayaan, maxay isugu xoojinayan jufooyinka kale o magacooda ugu soo darsanayaan o taagero uga dhiganayan? Wa munaafaqat weyn. Halkaan waxan ka cadeynayaaa inaan Jufadeyda Kursigaa Celi aysan wax sher ah ku lahayn, waxna nooga maqneyn.

:stylin:

User avatar
Jimbie
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 487
Joined: Tue Oct 29, 2019 4:02 pm

Re: wlhi i dont understand Reer siyaas cuseen version

Postby Jimbie » Fri Nov 26, 2021 7:18 pm



Kursiga reer Celi goorma sidan loo wadaagey? Uurmidig wax ka quseeya iska yar, garan maayo dulmiga meesha ka socda wlhi.


:lost:
Kkkkkkk Abti iskaa daaf reer siyad xusein waa tolka, daad ba so qaldaay. Adinka yaa sidi carurti La idin qaldin urdmigoow kkkk :lol:
Sheekada layaabay, abti wa run dadku wa wada ehel iyo sokeeye, waxaanse la cajaa,ibey Kursiga Celi e ilmaha xalay dhashey u yaqanaan ba wuxuu ka dhexeya afar jufo, hadey wax dhacayaan, maxay isugu xoojinayan jufooyinka kale o magacooda ugu soo darsanayaan o taagero uga dhiganayan? Wa munaafaqat weyn. Halkaan waxan ka cadeynayaaa inaan Jufadeyda Kursigaa Celi aysan wax sher ah ku lahayn, waxna nooga maqneyn.

:stylin:
Abti koox yar oo munifiqin ah waxaan walaqday, haal jifo isku dheriseey shan kursi ee beesha Mx saas ku boobtaay. qoys haal babuur qaado midkiba haal xildhibaan baa lasiye kkkk

Reer siyad xusein wax dhacaya kkk Miya aragtaay waa lo dhacaye


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 13 guests