
wadaad xumahaas qabiillistaha ah hada see dareemooyaa xageemarooyaa wiiftadii Farmaajo facebook bas bay ka shaqeysaa wakaas Rooble xafiiskiisa jooga
odowaa oo soo deynaya gudigii baarista oo meesha ka saareysa dacaayada Farmaajo oo magaca Rooble ku wasakheynayay iyo ciysaoa suuqii oo xabsi loo taaxaabayo garaadahana laga jarayo
war ninkaan jiran yaan la idin ka dilin ee meesha kala soo baxa wuxuu lahaa biixiyoow adaan odowaa kugu badali ma ii qaban kartaa xukuumada hawiye ma aamini karo?
Awalba wiifta farmaajo ayuu rooble kula wareegay maamulka doorashada. Ma taas aya qalad ah? Haddana wiifta kala ayaa la soo saaray. Yuusan is waalin. Wax la yirahdo madaxweyne hore majiro rooble sharcigo uu ku joogo waa qodobka 30 ee sharciga doorashada.
qoodbkaasna ayuu farmaajo iyu hayaadha kala ku joogaan. meel uu rooble kaligis awood leeyahay majirto.
haddii aad i tustid meel uu roble kaligis awood kuleeyahay ama sharci sheegaya inuu asaga awooda madaxweynaha haysto inta laga dooranayo madaxweyne rooble ayaan taageeri.
War nin xabsi ladhigaayo majirto. Ninkaan boobka ayuu kahadlay cadeeymana waa jiraan. Haddii qof xabsi ladhigaayo dadka dowlada dhulkeeda boobay iyo hantideeda aya xabsi lagu xareen lahaa. Misa darood un baa xabsi ladhigaa oo hawiye waa awliyo. odawaana meel uma socdo oo adiga ayaa arki doontid.