Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Ma gaal baad tahay ?????

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13051
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Ma gaal baad tahay ?????

Postby theyuusuf143 » Sat Jan 15, 2022 2:54 am

Waar Nimanyaw dadka covid 19ku lifestyle kooda bedelaan Ku jiraa. 13 sano aniguun baa isku mashquulsana. Labadii sanee u u danbaysay waxa kun jeer kordhay xidhiidhka aan familygeyga iyo qaraabada la leeyahay. Waxan ogaaday in diintu tahay ahmiyada koobaad ee dadkeena. Anigana diintu sanadba sanadku Ka danbeeyey way iga sii masaxmaysay . diin kale ma qaadan laakiin diin oo dhan baanan interested Ku ahayn.

Is fahanwaaga ugu weyn ee ilaa hada aniga iyo familygeyga naga dhexaysa diinbuu la xidhiidha . Hadaad hadal Ku celisana ma gaal baad tahay bay Ku odhan ? Waxyaabaha na dhex maray in Ka mida baan idinla wadaagi waxa suurta gala inaad ila aragteen.

1. Islaan eedaday ah sheekh dirir bay nafta iiga qaaday. waxna ma qorto oo direct call uunbay igu soo gashaa markaas bay imtixaan iga qaadaa Ku saabsan cajaladay xalay iisoo dirtay oo kale oo aanan dhegaysanba. Kaaga darane inta badan maalmaha aan fasaxa ahay bay isoo wacdaa . Maalmahaas na run ahaantii hadee waad iska garan kadhaan miyirkaygu 100% ma sugna. Adoo cirkaa Ku jira marka dood diimeed lagu geliyey ugu daran tahay. 😀 Heer waxan gaadhay aan cabsi aan eedaday Ka qabo darteed what's app Ka aan iska saaro habeenka aanan layliskeeda u diyaar ahayn.

2. Walaalkay waa wahaabi weyn , waxaan aakhiro ahayn igalama hadlo , anna aakhiro never crossed my mind. , Keliya waxa iga go,an inaan by the time aan dhinto aan uga tago hanti ma guurto ah oo Ku filan kulligood. Waar xitaa sadaqadii baan isku fahmi waynay. Yagu sadaqada waxaan masaajid ahayn ma geliyaan . Hadaad tidhaahdo waa jiilal ee dadka dhaxamaha iyo abaaruhu hayaan baa mudan. Ma masaajid Ka ilaahay bay Ku odhan. Historically reer kayagu diinta sidan ugumay adadkayn isbedel weyn baa dhacay. Waxay isku dayaan xitaa xitaa inay gabadh DIIN leh igu daraan. Gabadh diinleh yagu waxay u yaqaaniin teenage malcaamaday dhigata oo tin iyo cidhib hadoodilan. Gabadh horoo ajinebiya bay iga eryeen. Markan sawirkeeda u diray akhas akhas bay eedaday igu bilawday gaashan baa Ku fashay . Anigii baa iska shakiyey 😀.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 68 guests