This happens under Farmaajo oo isku dhararinjiray "brother" Abiy oo asaga bas u isticmaaley inuu cunaqabateyn Eritrea ka qaado
if your including HAG what has concerns us from dividing Daarood into two countries? we just do no't care! ictiraaf na siiya war ma ah Daarood are our partners and since you are not phisically part of the SFG equation No recognition from the SFG(Mogadishu)wich basically means Hawiye and Daarood power sharing(President vs PM)
There is only one scenario in which Somaliland may obtain recognition from outside of Mogadishu and that is to allow Ethiopia to annex Zeila somehow. Awdal now is the Hadrawmt of Somaliland. waxaa jira warar sheegaya safqad noocaas ah itoobiya diyaar u tahay safiirka amuu gogol xaar u yahay safqadaas?
Koonfurta Yemen ayaa u maleyn jirtey in Sacuudiga aqoonsan doonaan laakiin sacuudiga waxay goosan rabaan iqlim ka mid ah oo hadramawt la dhoho ooy ka soo jeedaan maalqabeenada yemen oo boqortooya sacuudiga dhaw la leh waxaa ka mid ah qosyka bin ladin oo shirkadaha khaliijka igu weyn leh hada ka hor Djibouti iyo Yemen la gashey heshiis inay marin buundo ah u sameyso laakiin UAE ayaa joojisay markii habuuti safiirkeeda burisay oo dharbaaxay sarkaal jabuutiyan ah maadama مجموعة بن لادن are based on Dubai
https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 0#p4510944
at 4:00