Siyasada Somaliya iyo dabinada la isku dhigayo wa lagu wareeri, arinka Beledweyn wuxu u muuqda project waqti dheer la so qorshaynayey, ninki General Xuud oo Canada ka yimi si uu uga mid noqdo qaska wadanka ka jira asago ula jeedadisu ahayd ama arimo dhaqale ama mid awodeed madama uu ahaan jirey sarkaal sare ciidanki dawladi hore ee Somaliya
Marka suaasha waxa waaye Odaga marki Beledweyn loogu tegey oo la maslaxay oo uu qirtay in uu la heshiiyay Villa Somalia Muqdisho na lo so qaaday maxa hada bedelay oo u turn u sameeyay miya la khiyamay oo inta dhaqale lo balanqaday looga baxay
Arinka kale ma laga yaba waxa socda in PM Rooble wax ka og yahay oo weli Villa Somalia si qarsoodi u tageersan yahay
Teeda kale guusha cusub ee qolada Villa ma strategic cusub in badan laga so shaqaynayay oo la rabo in wadanka dhan xoog lagula wareego ba, madama Farmajo ka sheegay Adisababa in Ciidanku diyaar yahay in awooda wadanka la wareego, maxase xiga arinka Beledweyn in ciidamo laga dejiyo Bosaaso, Hargeysa, Kismayo




