It seems Somali democracy kuma fiicna macnihisa ma yaqanan tan iyo Malinta xoriyada la qaatay, iyo ti 1968
Lkn hada ugu daran reerki isku Qabiil aha ban wixi si xaq ah oo nadiif ah u qaybsanayn oo waxad arkaysa hal jilib oo Mar walba xil dhibanka qaadanaya meeshi la xaq soori laha oo jilib kale oo marki hore helin la siin laha si bahashu wareegto u noqoto, hadana waxa mooda qabiilka dhexdisa in wixi dhaqaale iyo lacag noqotay iyo musharaxa ugu lacag badan ama ka so jeeda qoys ladan
Mar hadi wixi sida basasha noqotay oo Qabiil walba colaad iyo isnac dhexdisa abuurtay, Somali nimadi iyo qadirinti iyo ka hor marinti qaranka wax walba la dayacay
Miyayan our priority iyo waxa aynu rabno ayan khaldanayn




