Madaxda maanta joogta wax nidamka iyo protocol, anshax dawlad nimo ma dhowran lkn waxay raban in ay wax walba iibiyan, without thinking long time consequences of their actions while their objectives are personal wealth of few millions, that's it
Qorshuhu wuxu aha awal iyo hab dhaqan ka caalamiga ah mar Haday jiran national assets in this case giving contracts to a reputable companies by doing fair transparent competition, /bidding and picking the best one while protecting the interest of the nation
Marka maxa dhacay Farmajo iyo kooxo la shaqeeya waxay kunturad lagaleen behind the scenes a less well known company, established less than a decay ago ayago ka qaatay lacag dhowr millions ah ayadon lacagti meel ay martay iyo say u baxday
Marka maxa arintu xiligan u so shaac baxday madama koox yar isla ogeyd
Waxa cad in Wasiirka Batrolka rabey kursi xildhiban KG Baraawe lkn Farmajo iyo saxiibki Laftagareen ka block gareeyen, asagana marka si uu aargosi u sameeyo bu wuxu bananka so dhigay heshiis ki qarsoodiga aha asaga oo cadeeyey in Farmajo kala shaqeeyey oo la oga heshiis ku sheega la saxiixay




