Gudoonka baarlamaanka waa la dooranayaa without Gedo iyo Fahad laakiin KG xal siyaasad ayaa loo sameyn oo FEIT looga danbeynayo goaanka sadexda kursi macnaha in goaan cusub la gaaro oo sidii hore aheen labada dhinac ayadoo FEIT looga danbeenayo waxaa dhici karta in lakala qeybsado sadexda kursi oo laftagareen ugu yaraan kursi dhiibo ama dib uga dhigo doorashada gudoonka
Fahad Sidaan mar hore sheegay intii maxbuus guudlaawe Baladweyne Joogay inuusan Fahad ka hor imaan karin bal xataa "statehouse" ku sheegiisa waxaa soo dhigey qoraalkii fahad ka hadlayay Mahad Hassan oo ah reerow hassan second deputy speaker. saas ayuu guudlaawe loomaooyaan u hoos joogaa waa ceebeeyay magaca Hirshabelle oo xiligii Waare cirka babanayay. maadama maxbuus guudlaawe Jowhar ku soo noqdey malaga xoreyn karaa fahad? Shariif intuu koonfurgalbeed ku mashquuli lahaa ha xoreeyo la heyste Guudlaawe Fahad oo asaga xataa soo gamay automatically sadexda eelaay waa laga reebi karaa asaga markaas
xildhibaanadeena uma baahna inay idin maxbuus guudlaawe ka qaataan waa nin si diimoqaraadi ah dadkooda u doorteen ee waa kuwa gugundhabahooda oo gadaal shahaadada ka qaatey markey arkeen inuu la heeste yahay
2:30 Canuga reerow xassan baa qoray warqda "hirshabelle" soo saartey. where is Guudlaawe CBB waxaas ay ku leeyihiin waa madaxweyne war saas madaxweyne laguma noqdo ee Jowhar governor atleast iska dhig mise jowharna waa hoos joogee
https://fb.watch/cfhjZyhqBl/





