1- Hassan Sheikh
2-Hormud
3-Hiraab businessmen
For Hassan Sheikh, most of Somalia oil is offshore and the investment is in the south central Somalia(SCS) oil blocks offshore. at that time(2019) PL was against it but now is against to be drilled only from SCS
For this reason, the government will deploy the forces that was trained in Eritrea on this coast(Galmudug-Hirshabelle) to clean it of Al Shabaab elements so it can provide the necessary protection for the American and British companies that will get the contracts.
2-Hormud: Hormud will change the nature of its investments from telecommunications and electricity to the fish, real estate and road sectors because the government will take over the telecommunications and the public soctors like the aviation and schools. now the Govt doesn’t control it, these companies have the monopoly on them that's why Hormud founded it's first fish industry in Hobyo so it will partake in the war against Al Shabaab to find safe coastal roads in order to deliver it's fish to the Ethiopian market or Xamar
3-Hiraab Businessmen: construction of Mogadishu-Hobyo Highway 560km, Construction of Adale airport
intaas waaye horta waxa loo Ordaayo. Waxaa siyaado ah Hassan Sheikh oo Fahmey in beeshiisa fashiliyaan inta lacag been uga qaataan wiilal baan keeneynaa askar baan keeneynaa dhulkii baan xoreynaynaa. Culeyska ugu weyn uu ka guurayo waa wacbuudhan waliba Galmaaxa marka wuxuu u soo wareegayaa Cadale asagoo wata ciidankii Eritrea Farmaajo u dirsadey jaa afarjeeblayaashii ciidanka ka qaraaban jiray waa laga boodey asagaana toos imaanayo saaxada dagaalka
mida labaad hada ciidamada la dirayo waxaa Abgaalka ugu badan waceysle mahad Salaadna wuxuu qorooyaa HG waliba Ceyr
number 3 Hassan Sh wuxuu wadaa dictatorship. Farmaajo hada markii Doorashada looga guuleystey juuq ma dhihin waayo waxaa meesha ku ilaaliya Amisom. Hassan Sh Qorshe wuxuu wadaa la mid ah kii Qadaafi ee magaalada Sirte oo aheed caasimada uu ku qaabilo madaxda sidoo kale shirarka caalamiga ah ka dhici jireen. Hirshabelllana waxaa loo dhiibayaa Abdirizaq Omar, Galmudugna Mahad Salad. Awoodaan Xamar iyo Amisom ka baxsan oo saldhigeeda Hirshabelle iyo Galmudug tahay ayuu rabaa inuu Hassan Sheekh ku joogo forever. Hawiye hadeeyba intaas garteen waaba tooseen. Farmaajo ayay ka barteen inaan xukun la dhiibin xoog in lagagaaga qaado maahane(Badbaado Qaran iyo Rooble)
"Diimoqoraadiyad" xukunka beel kale lagu wareejinaayo Xamar bas bay ka jirtaa! JL ayayba hal family dhaafi la dahay, PL maxamuud Saleebaan, SL jeegaan.
https://en.m.wikipedia.org/wiki/Sirte
wasiir Abdirizaq on oil
https://fb.watch/fYSWwT1Jcb/




at "This is the Hagites evolving over time"