Anigoo aad ugu taxnaa dagaaladii Syria sidoo kale la socda kan Ukraine waxaan soo bandhiga qaab la mid ah khariidada ay kubilaabmeen oo ah inaan gadaal laga marin waxay kurdidii galiyeen 0 ilaa ay dhulkii kala wareegeen sida mapka labaad ku cad
si la mid ah waa in Dagaalka ka bilowdo mahadaay, Ceelbaraf, xadka hiiraan ay la wadaagto shabeelada dhexe sida Xalfooley iyo Ceeldheere oo ku fido Adan yabaal.
jabhada labaad: Cadale ilaa ruunirgood Al Shabaab waxay Galee 0. intaas hadii la sameeyo waxaa ku dhici argagax xataa kuwa ceeldheere iyo xarardheere iyo ceelbuur. Hiiraan waxay heli derbi koonfureed waxay u jiheysan ilaa xuduudeeda Koonfurgalbeed
Dalada marabto sidan waxay rabtaa in iradaas adan yabaal u furnaato "si ay koonfur ugu cararaan wali jubooyinka" laakin Al Shabaab waa soo noqoni waa in jabaan ayagoo ciidan ah ooy kala firxadaan nin walbe tolkiis dabada lagalo hadhoowna la maxkamadeeyo
Blue Turkish forces Green Syrian opposition, Kurdish in the middle.



