Moderator: Moderators

rebellion ay sameynaan xiligaan ayagoon ciidamo kale joogin. siyaadiyiinta Harti oo dhan baa kan danbeysa ragan anoo harti neceeb iga aheen.If HSM deals with Dhagaxtuur, Saabeey, Shataqeey Saneey Cabdulle and Geedi. The harti problem will be finished. Hala dilo xata they are a cancer. Sahal did u know last sunday A vehicle carrying supplies to Xaadole was blowed up by Saneey. He called it a "friendlly fire". 1 dead, 2 injured.
Xaadole wuu qaboojiyay sheekada guutada 3aad oo balcad joogay where majority Wacbuudhan. He told Saneey and Shataqeey iney aaga ka baxaan hadii kale kale they are responsible for what happens.


Update: Xaadole cleaned the areas btwn Balcad and Raage ceelle. He is now in Raage ceelle. Beesha Daud led by Ahmed Daaci and Qondhe arrived in Cadale. They are experter to join MP xaadole in Raage ceelle.


Guul Hirshabelle. aad aad iyo aad aan ugayaabay taatikada saraakiisha Abgaal. اهل مكة ادرى بشعابها reer marka ayagaa yaqaan luuqluuqyadooda. waxay xireen wadada isku xiriirisa Xaaji Cali iyo Mahadaay waxay ka sifeeyeen afarta tuulo ee mahadaay. jidkaan la xiray lagama dhabar jabin karo ciidamka cadale hadey horey u dhaqaaqaan marka kheyr aaba ku jiray daahitaankooda.Masaajid cali gaduud is currently under SNA control. At this rate hirshabelle will be free from AS apart from GJ deegaans. Guul!!

Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: barbarossa and 31 guests