Awooda HAG ee Gobolada Dhexe waligeedba HG iyo XL ay aheed Abgaal aa ku xiga oo ahaa Dhameystire sida Dagaalkii USC. Buuloburde waxaa siyaad barre XL ka saareen November 1990 xiligaas wuxuu moorgan ka soo weeraraayey Hiiraan Jowhar laakin Villa Somalia Abgaal ayaa qabsadeen 26 june 1991 ka hor HG iyo XL oo Gobolada dhexe ka saarey kana soo bilaabey Farjano oo Tuulo XL ah oo degmada feerfeer ku taal. carabtu waxay dhahaan ما أشبه الليلة بالبارحة caawa Xaley u ekaa. Hada Al Shabaab dhul Abgaal ayay Hiiraan ka soo weeraree waxaana faalka XL sheegay inay Al shabaab israacin doonaan sidii Siyaad bare u soo afjareen waana biloowdey dagaalkoodii oo lagu xoreeyay inta u dhaxeysa Balcad iyo Jowhar.
waa ka xumahay inaan maalin dhexdaas ah soo qaatey Kheyre iyo Yaxya hareeri dagaalkii ay la galeen beesha dhexe Hiiraan oo hada soo dhaweysay dariska waa isku wada qasbanyahay inkastoo ay kala badan tahay sida la isugu baahanyahay. aniga Shakhsiyan Kheyre ma necbi maadama uu Dalka ka badbaadiyay Farmaajo laakin xisaab hoose ayaa asaga iyo beesheyda ka dhaxeysa ooy ugu horeyso deeqihii talyaaniga iyo china ee Fatahaadihii Baladweyne oon waxba ka soo gaarin iyo tii Djibouti uu sanad iska heestey iska dhaaf fawdadii yaxya Hareeri ee Hirshabelle iyo rididii Cali Cosoble ooy soo maleegeen laakin wareysi Cosoble laga qaadey wuxuu ku sheegay in farmaajo soo dirsadey uu ayaga waxba eedeyneen sababta kaliyaha aheed inuu Hassan Sh keenay oo uu ku xisaabinayay waa isla sidii uu jawaari ula dagaalamey oo kale kadibna asaga Mursal loo adeegsadey!
"Dad waa isku mid ninkii ku yiraahdo, waa beentaa dheh. Nin hiil iyo hoo kula garab taagan oo garabkaaga ka dagaalamaa diyaarna u ah inuu kula dhinto iyo nimaan laheyn dareen, deeq iyo damqasho maa isku mid ah. Dadka waa idinka naqaan Reer Dhuusamareeb, Guriceel iyo Matabaan. Waxaad dagteen qalbiyadeenna."
Ali Osoble.
. waxyaabo badan ooy Xawaadle u tareen HG Ceyr waa jiraan sida dagaalkii Ahlusunna oo XL badan ku dhinteen, Gudoomiyaha Galgaduud oo Ceyr ah oo Dawlada magacaawdey oo Baladweyne deganaa 2014kii xiligii ahlusunna meesha heesatay, Gudoomiyaha matabaan oo uu uu maamulkii Abdifatah Afrah xiig ku geeyay matabaan oo xoog looga saarey Ahlusunna 2013kii
Ciidankii Saacid Shirwac lagu darey markuu galgaduud tagey oo Djiboutianka la socdey oo Hiiraan ka soo jeeday.
Sanbaloolshe oo soo dhaweynaya gurmadka HG ee Beesha Ceyr oo ka yimid dhuusamareeb guriceel iyo Matabaan
https://fb.watch/ggb1drA6_o/
https://fb.watch/ggdiZ_tjb6/
BEERKA KA OGSOONI .
Tan & marka nimi magaalada baledweyne, waxay beesha XAWAADLE nagu soo dhaweeyeen si Milko leh, Waxay noo qaleen Xoolahooda, Waxay noo baneeyeen guryahooda waana dhaqan walaalnimo oo qalbiyadeena aan sinaba uga go’een .
Madaama aan walaaladeen uga cudurdaarnay soo daahideena, balse waxaa intaa wadnay abaabul & isdiyaarin bey ahayd ,Balse Maanta wixii ka danbeeyo Garab & Gaashaan aad ku seexataan oo dhinacooda dhaxan idin kasoo gelin.
W/Q :- Gudoomiye Degmada Ceelbuur
Nuur Xasan Guutaale Guutaale
https://www.facebook.com/10007162776109 ... 6Zj7MZpKl/
Wareysi Ibrahim Dheere Xamar uu ku soo noqdey
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 6822220841



