Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Hassan Sh takes Another step towards justice wich was not implemented by Farmaajo

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21046
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Hassan Sh takes Another step towards justice wich was not implemented by Farmaajo

Postby sahal80 » Sat Oct 22, 2022 10:33 am

dadkii Hiiraan iyo Xamar waa xoroobeen 6 bilood Xassan Sh joogay. Ganacsatadii bakaaraha oo lacagta Al Shabaab ka jartey waxaa loo ruqseeyey bistoolooyin ay isku difaacaan kuwo badan oo lacagtii jarey waxay u guureen dhinaca hotel jaseera iyo airportka kaaley noo imaada ay dhaheen habartiin wa*ee

dekada ay lacag ka qaadan jireen xiligii farmaajo sidee? waxa lacagta laga qaadanayo maaha shaqaalaha dekada waa dadka wax la soo degaya sida baabuurta iyo badeecada iyo alaabta das baa loo soo diraa ooy lacagta u dhiibaan oo dekada iyo suuqyada u jooga. Al shabaab waxaa duleedka xamar uga furnaa xafiisyo waxay heesteen taargada gaarikaste ooy canshuur ka qaadaan. checkpoints ay ku lahaayeen kan ex banaadir markii la dhaafo oo gaariga taargadiisa fiiriya markaas ay ku leeyihiin "Farmaajaa dawlad dhisay"

maalin dhaweyd kuwa muqalasiin ah oo u wadey lacagtii baada ayaa drone baabisey markey u galeen kuwii "xisbada" oo mareykanka daba socdeen mukhakisiintii hada waa kala carareen!

Hiiraan cabsidii ayay jabisay. al shabaab waxay unugii ka dhigaan 13 si aan drones ku leyn sadex sedex ayay isku qeybiyaan ooy jidka baabuurta u galaan oo miinooyinka u rakibi jireen waxay duugan jireen raashinka ciidamada oo ah gasacadaha ah kaluunka iyo timirta ninmankii sadex sadexda u socon jiray iyo unugii 12 ka hada dhulka beesha dhexe hiiraan waa uga dhamaatey waxaa lagu dilaa xataa moqokori ooy ugu danbeeyeen kuwii jidad maanta lagu jiidayay. soo hubeynta beelaha ma keenin natiijo fiican? hadana ganacsatadii ayaa la hubeeyay. Farmaajo waa ka baqi jiray hawiye hub qaata Al Shabaab uu ka jeclaa
talaabo kale oo muhiim ah waa dhinaca cadaalada oo uu joojiyay Farmaajo fulinteeda asagoo ka baqaya "kacdoon beelaha Xamar"


"Qoyska xaaji C/laahi Sheekh Siraaji ayaa madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uga mahadceliyay sida uu uxajiiqiyay in Soomaaliya Cadaalad ka jirto."

https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 6989917710

Hassan Sh oo saxiixay dilka aydeysanaha la toogtey oo horey farmaajo u diiday inuu saxiixo corruption awgiis

https://fb.watch/gjQO0xKMqQ/

User avatar
juelz
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 639
Joined: Fri Oct 22, 2004 9:41 pm
Location: columbus,ohio

Re: Hassan Sh takes Another step towards justice wich was not implemented by Farmaajo

Postby juelz » Sun Oct 23, 2022 1:15 am

It’s clear farmaajo was a fabricated lie, his accomplishments were mostly Facebook and TikTok propaganda. HSM is coming along nicely liberated hiiran and soon middle shabeele. People of Puntland are thankful to his support of the Garaad project. HSM is all action so far unlike his predecessor who was preoccupied with his image like a little teenage girl.

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21046
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Hassan Sh takes Another step towards justice wich was not implemented by Farmaajo

Postby sahal80 » Sun Oct 23, 2022 2:00 am

It’s clear farmaajo was a fabricated lie, his accomplishments were mostly Facebook and TikTok propaganda. HSM is coming along nicely liberated hiiran and soon middle shabeele. People of Puntland are thankful to his support of the Garaad project. HSM is all action so far unlike his predecessor who was preoccupied with his image like a little teenage girl.
absolutely. Ceelasha biyaha markii la dhaafo Al Shabaab checkpoints aa la mari jiray gaari kaste canshuur uu dhiibi jiray maanta waxay Xamar u jiraan 130km. warninkaas Farmaajo dajaal uu ahaa dawlad waxba kama dhisin. Dagaalka gana siga aa wax walbe ka muhiimsan waa shidaalkooda. sanadkii $100M ay ka qaadi jireen dadka sida wasiirka batroolka shaley sheegay.



Cadaaladi Farmaajo hor istaagay oo Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud Fuliyay

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku riday mid ka mid ah labo eedeysane oo loo heystay dilkii Wasiirkii Howlaha guud ee xukuumadda Soomaaliya Cabaas Siraaji.

June 19-2017 ayey Maxkamadda ciidamada qalabka sida ku xukuntay dil Toogasho Dable Ahmed Abdullahi Caydid oo Dil Badheedh ah ugestay Wasiirki Hawlaha Guud AUN Wasiir Cabaas Siraaji

Waxaase Fulinta Xukunka ku Xidhna Saxiixa Madaxweynihi Hore Mohamed Abdullhi farmaajo oo cabsi ay ku Beertay Hanjabadyo uga Yimid Beesha Dable Caydiid Darteed Hoos isaga Dhigay Cadaalad uraadinti Wasiir Siraaji,

Madaxweyne Hassan Sheikh oo mudo shan Bilood Ah Xukunka Dalka haya Ayaa Saxiixay Xukunki Dilka aha ee Maxkamada Ciidamada Qalabka sida Ay Riday 2017ki Maanta ayana Dilka Lagu Ofiyay Dable Caydiid ,


https://fb.watch/gkFyeLQXGs/



Eedaysanaha la toogtey wuxuu waardiye u ahaa hantidhowkii waagaas oo ku jiray madaxtooyada. wasiirka asagana wuxuu galay madaxtooyada. kurtigood waxay ka soo gudbeen baaritaanadii checkpointsyada wuxuu marka xabad ku furey baabuur meeshii baaritaanka soo dhaafey oo u u soo dhawaadey oo wasiirka ku dhintey. ninkaas maa wax la daafoco ah yaa u dirsadey inuu xabad ka dhex rido madaxtooyada oo la baaro? just waa nin powerful aan la socdaa he messed with the wrong guy.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: barbarossa and 31 guests