Moderator: Moderators




Anaguna hadii 2da xisbi mucaarid nahay 13ka November kadib muuse madaxweyne Uma aqoonsan doono oo dawlad ku meel gaadh ah oo dalka doorasho gaadhsiisa ayaanu ku dhawaaqi doonaa


Inantaasi waa fariid , I hope inay cabinet Ka kasoo muuqato hadii urur keedu allaysto.Waxaa iigu qosol badnaa Rooda Cabdi muse. Ceerigaabo ayay ka tidhi HJ ama hay'aday uur iyo urur intaa ii dheebteen hadana 1000 madax taabasho heli maayo caqli ma aha. Wiil baan sidaayee yuu iga soo dhicin. Waxaa usoo Baxay Bah-sanbuur iyo Uduruxmiin 2000 ka badan.

Inantaasi waxay heshay hiilInantaasi waa fariid , I hope inay cabinet Ka kasoo muuqato hadii urur keedu allaysto.Waxaa iigu qosol badnaa Rooda Cabdi muse. Ceerigaabo ayay ka tidhi HJ ama hay'aday uur iyo urur intaa ii dheebteen hadana 1000 madax taabasho heli maayo caqli ma aha. Wiil baan sidaayee yuu iga soo dhicin. Waxaa usoo Baxay Bah-sanbuur iyo Uduruxmiin 2000 ka badan.. Ciise muusuhu gabdho fiican bay leeyihin aad u karti badan .


You must be stupid if you think we can tolerate him that long . He should fix his problem within the 2 years mandate given by the guurti. If he fails he should leave. Other wise he will be removed by force by the army. Expect dabagale as our next president.Muuuse is not going to resign any time soon he will rule until atleast 2027. And his successor will be abdilarim mooge



In meeshan laysla soo gaadhaba wadani baa sabab u ahaa. 2dii sano ee ay riyo raac diidanayen buu comrigoodii soo gaabtay. Cirro waxa doqoniimo ugu filan in xeerarku ansixiyey lagu karbaasho waxay Ku tusaysa inuu hurday oo waxan uu duuduuubka Ku ansaxinayey 15 Ka sanaba mid qudha muu akhrisan.
Imikana nimankan xirsi gaab burco Ku shiriyey dagaal bay idiin iclaamiyen , waxan Ku cadaynaya siday ciidamo haystan bay tidhaahdeen dawladu sanaadiiq ma dhigi karto deegaan kayaga. Bal adigu imika iiga jawaab waa Ayo cida qodobkaas fulintiisa loo xilsaaray ? Dawlada sanaadiiqdeedu cidlo ma yaalaan ee ciidama ilaaliya. Will yar ama gabadh yaroo tola,ayey daa hayaa haduu dhagax Ku tuuro way tooganayan siday awalba u toogan jireen.
Doorkii hore kafanta dhulbahante baa idinka bixiyey ee doorkan Cid aastaba in la waayan Ka baqaya. Waa wax aad looga naxo idinkoo beesha dalka u balaadhana inaad dhaqanka oromada yeelataan. Oo wixiinu uu Ka dhamaan waayo hoognay oo Ba,anay . Reer walba ururada way Ku jiraan. Idinka maxaa dadka idinka duway. Haduu cabdiraxman soo baxo iyo haduu gaboose soo baxo what's the difference kolayba miduunba Iman lahaaye.
Xirsi gaab naagaha iyo caruurta reer raage car bal waakaase ha faro inay qoryaale sanduuq diidaan. Inaanay HJ waxaa Ka yeelayn buu ogyahay. Markaa dad maato ahbu cidlo Ka helay. Oo uu maalin walba dersin xabada isaga dhigayo.


Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 16 guests