Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

UPD Jeegaan after Hassan Sheikh's 6 years

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21046
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

UPD Jeegaan after Hassan Sheikh's 6 years

Postby sahal80 » Sat Oct 29, 2022 4:22 pm

walaah dheel maaha waa xog dhab ah

Agoontii Farmaajo meeshaad rabtaan u guura ama dalka nooga carara ama kablalax ku hoos jira sidaan hada ka hor u sheegay inqilaabkii Rooble hada waxaan idiin sheegi in UPD ay wadaan Hiraab Jeegaan dictatorship. Hassan Sheikh 2 sano ayuu ku darsan lixdaas sano kadib wuxuu UPD sharaxayaa xubin HG ah oo u badan Abshir bukhaari waana ku guuleysanayaan maaha doorasho xor ah. 6daas sano ka hor waxaa beesha caalamka iyo AU lagala wareegayaa amniga. aniga markii hore waa diidanaa masar laakin gadaal ayaa la iiga shatlraxay in itoobiya aan lagu tiirsanaan karin oo masar loo marayo mashruucan. wadanka wuxuu yeelanayaa isku filnaasho dhaqaalo lamahadidi karo xukuumada sida hada jirta oo lacagta laga xanibo waxaan soo saareynaa saliida by 2027 waxaa la sameynayaa dekado iyo navy bases badan sida Djibouti oo dalal badan laga kireynayo.

aniga shakhsiyan waxaan rabaa autonomy Hirshabelle ayaan la wareegi in 2 years i don't give a fuck about SFG all i care is Hiraaab running their Xamar house also Banaadir State oo culeyska Abgaal naga qaadi doonta

JL waa Ogaadeen waliba Xamza
waligiinba riyooda agooneey meeshaad macasha uga barateen ayaad ku dhiman doontaan :pac:

:dead:

User avatar
MrSinister
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2512
Joined: Sun Sep 18, 2011 5:35 pm

Re: UPD Jeegaan after Hassan Sheikh's 6 years

Postby MrSinister » Sat Oct 29, 2022 4:28 pm

walaah dheel maaha waa xog dhab ah

Agoontii Farmaajo meeshaad rabtaan u guura ama dalka nooga carara ama kablalax ku hoos jira sidaan hada ka hor u sheegay inqilaabkii Rooble hada waxaan idiin sheegi in UPD ay wadaan Hiraab Jeegaan dictatorship. Hassan Sheikh 2 sano ayuu ku darsan lixdaas sano kadib wuxuu UPD sharaxayaa xubin HG ah oo u badan Abshir bukhaari waana ku guuleysanayaan maaha doorasho xor ah. 6daas sano ka hor waxaa beesha caalamka iyo AU lagala wareegayaa amniga. aniga markii hore waa diidanaa masar laakin gadaal ayaa la iiga shatlraxay in itoobiya aan lagu tiirsanaan karin oo masar loo marayo mashruucan. wadanka wuxuu yeelanayaa isku filnaasho dhaqaalo lamahadidi karo xukuumada sida hada jirta oo lacagta laga xanibo waxaan soo saareynaa saliida by 2027 waxaa la sameynayaa dekado iyo navy bases badan sida Djibouti oo dalal badan laga kireynayo.

aniga shakhsiyan waxaan rabaa autonomy Hirshabelle ayaan la wareegi in 2 years i don't give a fuck about SFG all i care is Hiraaab running their Xamar house also Banaadir State oo culeyska Abgaal naga qaadi doonta

JL waa Ogaadeen waliba Xamza
waligiinba riyooda agooneey meeshaad macasha uga barateen ayaad ku dhiman doontaan :pac:

:dead:
:snoop:

Is this latest scheme abgal have come out with against you?

User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13576
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: UPD Jeegaan after Hassan Sheikh's 6 years

Postby AbkoowDhiblaawe » Sat Oct 29, 2022 4:30 pm

Abshir Bukhaari is a reer baadiye.. big L.

Why not support Badbaadiye Rooble

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21046
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: UPD Jeegaan after Hassan Sheikh's 6 years

Postby sahal80 » Sat Oct 29, 2022 4:50 pm

Abshir Bukhaari is a reer baadiye.. big L.

Why not support Badbaadiye Rooble
:lol: i like Rooble laakin dee Howsha dhaxalka Hassan Sh Bukhaari baa wata soo maaha xataa Odowaa waa dhinaca Daljir inuu ka imaado. Hassan Sh jiiradii hore Farah uu ka danbeeyay jeeradaana Bukhaari asagaa dhisay asagoo Turkey iska jooga uu ku yiri anigaa ku dhisaya laakin iiga danbee pmka inaan keeno. wuxuu rabay inuu Pmka isticmaalo hadii Damjadiid ku keenkeenaan waa la fahmeen dhagartiisa waa diideen. Mj Keynaan uu wadey laakin xubnihii HG oo dhan iyo Farah Abdulkadir aa ka hor imaadeen oo keeneen Xamza oo UPD ah. Bukhari waa ala sheekh aka Daljir UPD ay ku midoobeen. Banaadir Governor uu ku guuleystey.
Last edited by sahal80 on Sat Oct 29, 2022 4:59 pm, edited 1 time in total.

User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13576
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: UPD Jeegaan after Hassan Sheikh's 6 years

Postby AbkoowDhiblaawe » Sat Oct 29, 2022 4:56 pm

Abshir Bukhaari wuxu wada kula daarasho. He

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21046
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: UPD Jeegaan after Hassan Sheikh's 6 years

Postby sahal80 » Sat Oct 29, 2022 4:57 pm

walaah dheel maaha waa xog dhab ah

Agoontii Farmaajo meeshaad rabtaan u guura ama dalka nooga carara ama kablalax ku hoos jira sidaan hada ka hor u sheegay inqilaabkii Rooble hada waxaan idiin sheegi in UPD ay wadaan Hiraab Jeegaan dictatorship. Hassan Sheikh 2 sano ayuu ku darsan lixdaas sano kadib wuxuu UPD sharaxayaa xubin HG ah oo u badan Abshir bukhaari waana ku guuleysanayaan maaha doorasho xor ah. 6daas sano ka hor waxaa beesha caalamka iyo AU lagala wareegayaa amniga. aniga markii hore waa diidanaa masar laakin gadaal ayaa la iiga shatlraxay in itoobiya aan lagu tiirsanaan karin oo masar loo marayo mashruucan. wadanka wuxuu yeelanayaa isku filnaasho dhaqaalo lamahadidi karo xukuumada sida hada jirta oo lacagta laga xanibo waxaan soo saareynaa saliida by 2027 waxaa la sameynayaa dekado iyo navy bases badan sida Djibouti oo dalal badan laga kireynayo.

aniga shakhsiyan waxaan rabaa autonomy Hirshabelle ayaan la wareegi in 2 years i don't give a fuck about SFG all i care is Hiraaab running their Xamar house also Banaadir State oo culeyska Abgaal naga qaadi doonta

JL waa Ogaadeen waliba Xamza
waligiinba riyooda agooneey meeshaad macasha uga barateen ayaad ku dhiman doontaan :pac:

:dead:
:snoop:

Is this latest scheme abgal have come out with against you?
:lol: saxibow Banaadir State waa the biggest legacy hassan Sheekh rabo inuu ka tago marka adiga is weydii sidey Hirshabelle iyo Banaadir isugu darsan waxaa kaloo jiridoona mayorka Caasimada oo HG u badan.
HG fikir jeegaan ay la timid waa ku soo baxayaan ayagoo isticmaalaya awooda dawlada.
war SAHALow waan tashanay الله معكم
:stylin:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 24 guests