Al Shabaab Waxay ciidan ahaan u heesatey banaanka Xamar dhan xiligii Farmaajo waa laga sifeeyay xuduuda banaadir iyo shabeelooyinka waxaa laga sifiiyay Balcad ilaa qalimow 60km from Xamar thanks to Mahad Salaad iyo Col Xaadoole
Al Shabaab maadama la jabiyay waxay bilaabeen weeraro bahalnimo ah oo quus ah
yaa fududeeya? Dad Xamar joogo. Yaa biila dad Xamar jooga. wallahi waa yaab madaxweyne ka tuugaya dadkiisa inay Al Shabaab waxba siin
Dagaalka dhaqaalaha ayaa Al Shabaab soo afjari doona waa in cid kastoo wax siisa xabsiyada loo taxaabo lagana qaato hantidooda. Talada dadka Xamar hada gacantoodey ku jiryaa dhulkii 5 bil ayaa lagu xoreeyay waxay ku cayileen Shantiisano ee Farmaajo inta dhiman waa dadka xamar in kacaan ooy soo qabqabtaan.
https://fb.watch/gtVm7q9Qb1/



