Moderator: Moderators

Markaa reero ayaynu noqonaynaa oo reer waliba deegaanadiisa ayuu maamulanayaa ama meeshuu doono ku darsanayaa.Waxan aad la wareersan tahoo dhan waxay Ku siman tahay beesha habar awal oo yaguna dhaha doorasho madaxtooyo deegaan kayaga Ka dhici mayso. Maxaad xaalada Ka bedeli karta.

ma intaas baad Ku qanacsan tahay . Man you are too weak for this shit.Markaa reero ayaynu noqonaynaa oo reer waliba deegaanadiisa ayuu maamulanayaa ama meeshuu doono ku darsanayaa.Waxan aad la wareersan tahoo dhan waxay Ku siman tahay beesha habar awal oo yaguna dhaha doorasho madaxtooyo deegaan kayaga Ka dhici mayso. Maxaad xaalada Ka bedeli karta.

ma intaas baad Ku qanacsan tahay . Man you are too weak for this shit.[quote=theyuusuf143
Markaa reero ayaynu noqonaynaa oo reer waliba deegaanadiisa ayuu maamulanayaa ama meeshuu doono ku darsanayaa.

Hadii dawladnimo la diido waxa loo wada noolaan sidii loo wada noolaa 1960 kahor intaan dawladnimada la Baran. Cidna magaalo Laga saari maayee magaalooyinka Cid waliba xaafadaheeda ayay maamulan. Magaalooyinka khad cagaaran ayaa loo samayn sida gaalkacyo. Hargeysa anagaa ugu badan oo Bari iyo koonfurba ka degen. Hargeysa iyo burco Inta u dhaxaysa oo 200km ah Cid ilama degto,wadada berbera marka la raaco ilaa dacar budhuq Laga gaadhayo anagaa degen. Berbera waanu degenay oo berbera ilaa burco Inta u dhaxaysa anagaa degen. Sanaagna ceelafweyn Laga bilaabo iyo ilaa waqdariya iyo shidan oo 40km Laasqoray u Jirta syaanu degnaa.isaaq naga dad iyo deegaan badani Ma jiro markaasaanu hadana anagu marwalba leenahay sharciga halagu dhaqmo oo wixii Wada dhisanay yaan la dumin. 30 sano ayaanu samraynay oo tanaasulaynay laakiin sanadkan tanaasul ma jiro.hadii doorasho la qaban waayo oo sharcigu shaqayn waayo deegaanadayada syaanu maamulanaynaa oo cidii nasoo doonatana waanu Iska difaacaynaa.[quote=theyuusuf143
Oodwayne mooyee meel aad leedahayba ma jirto. Markaas taas haku riyoon. Somaliland dhirbaaxa lala dhacaya beeshii kibirta . Yadoo edeb leh bay dadkeeda Ka mid noqonaysa . Adeer isaaq laba tunoo lakala qaado maba leh. Civil war kasta oo dhacaa waxba kama bedelayo demographics Ka aynu u naalo. Ceerigaabo habarjeclo kama saari kartid, anagu habaryonis kama saari karno burco. Ciise muuse isaaqa kale kama saari karaan berbera. Hargeisa sana haba sheegi Cid laga saari karaa ma jirto. Kursiguna hal qof buu deeqaa, kii hooyadeen qabaaba waa adeerken. Maan gaab nimada maruun Ka kor dulliyahaw cirrada leh.

Timiroy indr WAA runtaa oo Somaliland WAA beelo heshiiyay oo hadii wixii lagu heshiiyay lagu dhaqmi waayo beelaha kale way ka bixi karaan Somaliland oo sidaasay Somaliland ku dumaysaa. Garxajis oo Somaliland ugu dad iyo deegaan badan iskaba daaye arab oo keliya ayaa Somaliland dumin kara hadii heshiiska ka baxaan..inamada yaryar e baabuurta tiknikada ah Saaran ayuu moodayaa Inuu dadka ku cabsi gelin Karo oo dadka qasab kummaamuli Karo. Markuu hore tolku wuu kala qaybsanaa laakiin sanadkan ayaynu ugu fiicanahay alxamdulillah oo reerku 95% WAA Waddani. Walaahay inaanu muuse biixi Sii fadhiyi doonin 13ka kadib hadaan intaa kahor la heshiin. Meeshu Maaha dukaan muuse biixi leeyahay.Kaliilow indr doqonkan Jajaban ta ah haku daalin 24/7 qof sax ah maaha
Meeshu waa reero ku heshiiyey in ay maamul samaystaan hadii sharciga laga talaabsado reer waliba halkiisu xaadhxaadhanaya maxaa kale meesha yaala

Ciidanka yar e Somaliland leedahay e sarkhaanka yuusuf wax weyn moodayo way kala yaacayaan hadii dagaal bilaabmo. 100 dollar ayay qaataan oo boqol dollar u dhiman maayaan. Hadaanu silic iyo darxumo ku noolyihiin oo kii xanuusadana shaqada WAA Laga eryaa. 100ka dollar e reerkooda ku biishadaan ayay meesha u joogaane muuse u dhiman maayaan. Dhawrka beebee iyo dhawrka kaare e ciidanku haystaan waxa ku filan oo lagu ololiyaa qoriga sebenka(RPG)kaana WAA la hayaa. Hadii dagaal bilaabmo magaalooyinka ayaa lagu dhex dagaalami doonaa oo qoryihii magaalada loogu talagalayna WAA la haysa.

[quote=kaliil post
Adeer beelo heshiiyey ma nihin ee beelo is muquuniyey baynu nahay. Ma beentaanu caalamka ugu sheekayno baad run nooday sidii laguugu celcelinayey. Maynaan heshiin ee waa lagaa adkaaday weligaaba raali kamaad ahayn somaliland ee waa lagugu khasbayey. Imikana khasab baad Ku joogaysa. Sacad muuse , Arab iyo habarjeclo mooyee. Beelaha kale oo dhan seef baa lagu gaadhsiiyey risaalada.
Hello maqal ma jiraa wax laysu qarinaya ma jirto. Xitaa markii isaaqu hubka dhigayey raga isku kalsoona hubkay dhigeen laakiin adigu waad jaakidhay. Taas oo sababtay in sacad muuse , habarjeclo iyo arab ciidamada qaybsadan. 30kaa sanaba ciidan ka qaranka, booliska iyo sirdoonka waa lagaa ilaalin jiray. Muuse biixi waa qofkii ugu horeeyey ee awooda ciidanka wax idinka siiya , Isna wuxu is yidhi malaa waxa dhiig qadhmuun kooda u kala Bax yagu hays dilaan ama hays xidhaane.

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: kaliil and 18 guests