Big News from security source you heard it here first!
300 Al Shabaab hawiye u badan oo ka soo jeeda deegaanada lo xoreeyay ama dagaalka socdo ayaa Nabad sugida Xamar isku soo dhiibay meel ayaa lagu xareeyay qaarkood wax ma cunin sadex maalin. intaan waa Hirshabelle iyo Galgaduud iyo Shabeelada hoose yaa is gaarey faanoole fari kama qodna
waxaa jira kuwa badan oo Xamar soo galay oo isqarinaya oo baaritaan lagu wado. 6 muhiim ah ayaa ku jirta kuwa is qarinaya
horaan u sheegay Al Shabaabka hawiye inaysan jubooyinka aadeeyn iyo koonfurgalbeed.
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 2694420774




