
waar haysku kaaya dhererin, Kismayo adey wax kula tahay, miyaadan ogeyn inaan leenahay Lasqorey, ceelaayo, Qandala, Boosaaso, Caluula, Xaafun, Baargaal, Bareeda, Bandarbeyla, Eyl, Kismayo, Jamaame, Goobweyn, iyo Badhaadhe waxaa wada dekedo MAASHA ALLAH DHEH.