Hawiye wa dhihi karaan waxaas ma dooneyso, lkn diplomacy wa ka aradan yihiin waxa laga marad ah:
Dhibka Somali yaku haya? May oga hadey ogyihiin ma awoodan inay iska xaliyaan.
Dhibka wuxuu ka socdaa Muse handrap iyo in yar o tahersan,. Waxay ku xaæin kareen inay toos ula hadlaan, hadey suurowi weydo inay Khaatumo maamul u aqoonsadaan ciidamo dowlada dhexena ku xoojiyaan 2. Inay Awdal land maamul u aqoonsadaan o ciidamo iyo hub ku xoojiyaan xagga badda iyo cirka.
2. Inay Turkey frankaly ula hadlaan, usheegaan inay cidna dhulkooda iyo biyahooda ayan duulaan ku ahayn, ayna dooneyn inay wax wada hadal ka galaaan biyo iyo dhul soomaliyeed.
3. Inay xaduudaha dalka ciidamo iyo hub geeyaan ii xoojiyaan o difaacdaan.
4. Inay saaxibadoda dibeda ka ilaashadaan in ay Ethiopiya siyaasad ugala wareegto, sida hada dhacdey Turkey ethiopiya la wareegtey waæa hubaa.