sir luggooyo,
ma naag hore ayaad iigu ogeed awoowe maxaa suuqa iiga xiree ??
wise-man,
waad mahad san tahay my twin brother, waan maqlay awoowe inaad BBC iiga baafineesay waadna kumahasatahy. baafintii haday isoo gaartay ee warka soo daa abaa. xaa iga dambeeye ? islantii amat-ALLAH aheed warka maka haysaa ninkii daanyeer ahaa inuu ku xaluushay iyo in kale??kii yaraa oo lion-heart ahaana kawaran isbitaalka waalidu maka soo baxay??

warka idhidhiib abaa
basra, i know you are sujuu let me not qarxis you
