Ayaa ku yidhi waad iska tegi karta? Malaayacniga ina ga daa niyoow , kambuli oo kale nin khatar ah bey ku haysata miyaanad arkayn . { iyadana taas waa laga jari doona
PS : My initial reaction was " war ha iska baxo ninkani , cidhiidhi ayuuba ina geliyay"
[/quote]
Baxarow,
Xaggaad ka hadlayso aad baan u garanayaa horana weynu uga wada hadalnay, arrinta bixitaankana, dee markii la i fasaxo umbaan dhaqaajin doonaa inta ka horreysay meelahaygaasaan iska meeraysanyaa. Go'aan aan hadda gaadhay ma aha ee meeshii baa boring noqotay oo waxaan is idhi ma ka yarehe digo rogataa




