
@ calm & respectful. war hada ka noqo saaxib. walaahi waaxanad arag shoodhe yaroo dhikisha kuugu dhacaya hadana diinta kuu caayaya. djibouti waxaad ka helaysa, sakhraaniinta, qadaafiinta, dibjirada, saaqidiinta ugu waaweyn, kuwo xaashiishada cabaya, kuwo extacy liqaya, ganba yar gaalo raaca oo habeen walba meel u dhaxa...still waxashnimada "regular" somalida lagu yaqaano sida raqda iyo meydka la fadhanayo xagaayaga wali kamay dhicin

Anyway, take the time to visit the place someday, hadaanad mid sanka taagaya iska dhex bixin, ama huurka iyo hanfigu ku dhibin, sideeda kale wa off off iyo xarago iyo xariifnimo...qansagabayle oo noqday "civilisé" ayaa soo laabanaya
