[quote="Rightwing"]Samatar,
Lunatic's Image....xitaa waxaan arkay adoo calankii Somaliya lulaya...malaha oday waad soo suufiyoobay....ala ha sahlo
[/quote]
Dee haa miyaanad maqlin S'land waan ka yara quustay, dadkii na baabiiyay baa dawlada ku wada jira. Ictiraaf iyo waxyaabo kale ha ka sugin intay qaar aan aqaaono ku jiraan dawlada.
Gacalisa
Ubaxeey maxaa ku diiday, eebe ha kugu caawiyo waxyaabaha aad uu wadid dadka Soomaaliyeed.
