[quote="Hinda_Haldha"][quote="kambuli"]Hinda, quote " ceeb ayaan ogahay ayunbaad kolba topic uu fudhaye"
Sister ,Who are you? Are you who you are claiming?:[/quote]
Inaadeer, Aynu hadalka duxannee. Adoon odhane Who are you?. Waxay ku kooban tahay oo keliya adigo yidha qolama ayaad tahay Hindaay.Iska daa walaal kiis iska waalka cadaanka ahi ee aad la soo tagaan tahay hadh iyo habeen iyo hadalada aan munaasabka ahayn ee ad so bandhigto iyo doodaha diciifka ahi ee cadifadeysan.Waxa kale oo yaab iyo amakaag ah sida ujeedooyinkadaa guracan ad u meel mariiso ama ad dadka u jiidhsiiso. So please sit there Praise yourself for being so mush wiser than everyone else

[/quote]
what language is that? I didn't get a word you said...
but agree with you on Kambuli... she's too full of herself always reminding SNeters how she's better them all. So much for being modest huh?
Kambuli, ha xanaaqin Eedo!